Day: May 10, 2024

Home » Archives for May 10, 2024
Ciidanka DFS oo qaaday talaabo kale oo amniga ah.
Post

Ciidanka DFS oo qaaday talaabo kale oo amniga ah.

Muqdisho (Raxabreeb ) –Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Alshabaab diyaarinayeen. Qaraxyadan ayaa la sheegay inay Alshabaab doonayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa...

Puntland ” In la xiro xafiiska UNSOM waa qar iska tuurnimo”.
Post

Puntland ” In la xiro xafiiska UNSOM waa qar iska tuurnimo”.

Garowe (Raxanreeb )-Puntland ayaa goโ€™aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabiโ€™iyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, goโ€™aan aan laga fiirsan oo Qar iska xoornimo ah. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlayay BBC Soomaali, ayaa u sheegay, xafiiska xafiiska Qaramada Midoobay ee kaalmaynta Soomaaliya ee UNSOM, in uu kaalin muuqata ku...

“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “
Post

“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “

Doha (Raxabreeb )-๐†๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ซ ๐ฌ๐ฎโ€™๐š๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐›๐š๐š ๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง: ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐ฐ๐š๐๐๐š๐ฆ๐š๐๐ž๐ž ๐ฅ๐จ๐จ ๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda ama uusan ka jirin hannaan sharci iyo mid siyaasadeed oo wadar ogol lagu wada noolyahay. ๐†๐จ๐จ๐ซ๐ฆ๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ฆ๐š๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š...

RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.
Post

RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.

Nairobi (Raxabreeb )-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto. Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya, ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal, ee dhinacayadda ganacsiga ,amniga, dagaalka ka dhanka...

Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.
Post

Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.

Jowhar (Raxabreeb )-4kamida Wasiiradda Hirshabelle oo shaqo joojin lagu sameeyay. Xubnaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa kala ah:- Masuuliyiinta shaqo joojinta lagu sameeyay ayuu Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka u cuksaday xil-guddasho laโ€™aan shaqo oo la xiriirta masuuliyadda loo idmaday.