Day: May 6, 2024

Home » Archives for May 6, 2024
Gadiid badan oo ku xaniban duleedka magaalada Garoowe ee Puntland.
Post

Gadiid badan oo ku xaniban duleedka magaalada Garoowe ee Puntland.

Garoowe (Raxanreeb )- Roob ka da’ay deegaano badan oo Puntland ah ayaa sababay in ay jarmaan waddooyin dhawr ah oo muhiim u ah noocyada gadiidka ee u kala goosha Puntland. Sida warar soo baxaya ay sheegayaan waxaa caqabad ay soo wajahday isticmaalka waddooyinka qaar ka dib markii roob maalmo badan ay ka da’ayeen deegaanada maamulkaas....

Somaliland ‘’ Turkiga  ma imaan karo xeebaheena , waan u   digaynaa‘’.
Post

Somaliland ‘’ Turkiga  ma imaan karo xeebaheena , waan u   digaynaa‘’.

Hargaysa (Raxanreeb )-  Somaliland ayaa go’aan adag ka soo saartay heshiiska  difaacadhanka badda ee  Soomaaliya  ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Turkiga isla markaana soo saartay digniin adag oo ka dhan ah heshiiska labada dhinac. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland  Ciise Keyd Maxamuud ayaa sheegay in ay ku wargeliyeen Turkiga in ayna iman karin xeebaha Somaliland....

BELEDWAYNE : Barakac xooggan oo ka bilowday Hiiraan
Post

BELEDWAYNE : Barakac xooggan oo ka bilowday Hiiraan

Beledwayne (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo barakac xooggan oo ay samaynayaan dadka ku nool magaaladaas Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii karkaarada uu jabsaday wabiga isla markaana cabsi badan ay ku beerantay dadka deegaanka oo farta wadnaha ay ku hayaan....

Soomaaliya ‘’ Hala joojiyo dagaalka GAZA , wada hadal hala galo ‘’.
Post

Soomaaliya ‘’ Hala joojiyo dagaalka GAZA , wada hadal hala galo ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Soomaaliya iyo Pakistaan oo si wadajir ah ugu baaqay joojinta dhibaatada lagu hayo Falastiiniyiinta ayaa muujiyay sida ay u garab taagan yihiin shacabka Falastiin, waxayna hoosta ka xariiqeen in si deg deg ah loogu baahan yahay xabad joojinta Gaza si loo gaarsiiyo gargaarka bini’aadantinimo ee dadka reer Gaza. Hadalkaan ayaa si wadajir...

Xamsa Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ugu baxay Kenya
Post

Xamsa Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ugu baxay Kenya

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo hoggaaminayo wafdi ballaaran ayaa safarkiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, tan iyo markii loo magacaabay xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya bishii June ee sannadkii 2022-kii.

Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin.
Post

Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin.

Muqdisho (Raxanreeb )- Hay’adaha dowladda gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin ay shaqsiyaad kala duwani hantida dadweynaha u gaysteen, asii laga war helay oo shariga la horkeenay, aakhirona xisaab culusi ku sugayso. Qolyahaas iyo qaar kale oo malahayga...