Day: May 4, 2024

Home » Archives for May 4, 2024
Xaaladda Beledweyne oo cakiran & SoDMA oo iska indha tiraysa.
Post

Xaaladda Beledweyne oo cakiran & SoDMA oo iska indha tiraysa.

Beledwayne (Raxanreeb )- Xaalad bini’aadantinimo oo aad u liidata ayaa ka jirta gobolka Hiiraan gaar ahaan, magaalada Beledweyne oo ay si weyn u saameeyeen daadad iyo fahaado roobka gu’ga ka dhashay, iyadoo ay dadka magaaladaasi wajahayaan nolol adag iyo xaalad go’doon ah. Biyo jooggoodu qof taagan qarqin karo ayaa meel walba waran, xaafadaha iyo qeybaha...

DAD loo  xiray dilka nin kasoo horjeeday dowladda Hindiya.
Post

DAD loo  xiray dilka nin kasoo horjeeday dowladda Hindiya.

DELHI (Raxanreeb )- Saddex muwaadin oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu xiray dalka Canada, waxaana lagu soo oogay dacwado la xariira dilka hoggaamiyaha gooni-u-goosadka gobolka Sikh ee dalka Hindiya, kaasoo dhaliyay khilaaf diblomaasiyadeed oo weyn oo u dhexeeya labada waddan. Hardeep Singh Nijjar, oo 45 jir ahaa, ayaa bishii June ee la soo dhaafay...