Day: May 21, 2024

Home » Archives for May 21, 2024
Arrimaha Bulshada : Dunida oo maanta laga xusayo maalinta Shaaha.
Post

Arrimaha Bulshada : Dunida oo maanta laga xusayo maalinta Shaaha.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dunida waxay maanta u dabaaldegaysaa 21-ka May  maalinya Shaaha  : Soomaaliya maka mid tahay dalalka ugu shah cabka badan. Dadka ku nool daafaha caalamka ayaa waxay shaaha cabayeen kumanaan qarni ka hor iyagoo u arka inuu wanaagsan yahay. Soomaalida qudheeda qarniyaal badan ayuu shaahu u ahaa cabitaan dabiici ah oo ay naftooda...

KENYA & Uganda ma doonayaan in ATMIS ay ka baxaan Soomaaliya.
Post

KENYA & Uganda ma doonayaan in ATMIS ay ka baxaan Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Kenya, Yoweri Museveni iyo William Ruto ayaa qeylo dhaan ka soo saaray dib u eegis lagu sameeyay qorshaha ciidamada AMISOM looga saarayo Soomaaliya. Labada hogaamiye oo  ku yeesheen Aqalka Madaxtooyada Nairobi. Waxay walaac ka muujiyeen khatarta argagixisada iyo xasillooni darrada gobolka Geeska Afrika, waxayna xaqiijiyeen inay ka go’an...

Ciidanka Israel oo hal meel ku  toogtay  dhaqtar, macalin iyo arday.
Post

Ciidanka Israel oo hal meel ku  toogtay  dhaqtar, macalin iyo arday.

GAZA (Raxanreeb )- Ciidamada Israel ayaa hadda toogasho ku dilay shan qof intii lagu guda jiray weerarkii ay ku qaadeen xerada Jenin, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Wafa oo soo xiganaysa wasaaradda caafimaadka. Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray dhaqtar, macalin iyo arday. Warbaahinta gudaha ayaa baahisay sawir ay ku sheegtay inuu ahaa ardaygii...

Villa Somalia ‘’ Ruushku waa saxiib wanaagsan oo gacan ka gaysanaya dagaalka AS‘’
Post

Villa Somalia ‘’ Ruushku waa saxiib wanaagsan oo gacan ka gaysanaya dagaalka AS‘’

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay dagaalka ka dhanka ah AS ee ka socda Soomaaliya. Danjire Mikhail Golovanov ayaa bogaadiyay horumarka dowlada Soomaaliya ka sameysay dagaalka ka dhanka argagixisada, isagoo tilmaamay sida dowladda Ruushka...

SOOYAAL : Taariikhda madaxweyneyaashii Ku dhintay shilalka diyaaraha.
Post

SOOYAAL : Taariikhda madaxweyneyaashii Ku dhintay shilalka diyaaraha.

Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa dalka Iiraan iyo guud ahaan dunida ka taagan murugo iyo naxdin ka dhashay dhimashada madaxweynihii dalka Iiraan Ebrahim Raisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda oo la xaqiijiyay inay shil diyaaradeed oo ka dhacay bariga dalkaas ku geeriyoodeen Haddaba warbixintan waxaan dib ugu milicsan doonnaa qaar kamida hoggaamiyeyaashii dunida oo sidan oo kale...

RIYADH :  Boqortooyada Sacuudiga oo Adkeysey Kaararka Xujeyda.
Post

RIYADH :  Boqortooyada Sacuudiga oo Adkeysey Kaararka Xujeyda.

Riyadh (Raxanreeb )- Dowladda Sacuudiga ayaa rabta hortagto dadka aan Soo Marin nidaamka saxda ah ee loogu talo galay in ay maraan dadka xajinaya. Boqortooyada Waxaa Soo Baxay amarro is daba joog ah ay ku socodsiineyso nidaamka Xajka ee sanadkaan oo wax badan ka bedelan sanadihii hore. Dadka hareer mara nidaamka Xaajiga loo dejiyay iyo...