Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa raadinaya jiha cusub oo siyaasadeed ka dib markii dhawaab si hoose ay isku fahmeen xubnaha qaar ee maamul goboleedyada dalka. Sida ay sheegayaan falanqeyayaasha siyaasadda madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka fakaraya sidii isbedel uu ugu dhici lahaa maamul goboleedyada kuwaas oo ku furmi doono qalalaase siyaasadeed....
Day: May 27, 2024
Maxay ka wada-hadleen DENI & Charles Mballa ?
Garoowe (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobey ee arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya, Charles Mballa iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta wadashaqeynta Dowladda Puntland iyo Hay’adda UNHCR iyo sidii xal waara looga gaari lahaa Qaxootiga , Barakacayaasha iyo magangalya doonka....
SJS urges authorities in Mogadishu, Lasanod, Hargeisa and Burao to respect press freedom and end arbitrary detentions
MOGADISHU, Somalia – The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls upon officials in Mogadishu, Somaliland and SSC-Khaatumo to respect freedom of the press and stop recurrent arbitrary detentions and use of threats to censor journalists including those working for the Somali state media in Mogadishu. On Thursday, 23 May, 2024, Somaliland police in Hargeisa detained Abdiasis...
Millatariga Burkina Faso oo xakunka ku kordhistay 5 sano
Saraakiisha millatari ee afganbiga kula wareegay awoodda waddanka Burkina Faso ayaa sii heyn doono xakunka shanta sano ee soo socota, go’aankaas ayaa kasoo baxay wadahadallo qaran oo looga tashanayay aayaha dalkaasi oo maalmahan socday.
WARCUSUB : Tuulo ku taala Niger oo dad badan lagu laayay.
Niger (Raxanreeb )- Kdib weerar koox Islaami ah ay ku qaaday dalka Nigeria ee dhaca Galbeed Afrika ayaa sababay in toban qof lagu dilo ugu yaraan 160 kalana lagu afduubtay tuulo ku taalla gobolka Niger ee bartamaha Nigeria Tiro badan oo hubaysan, oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Islaamiga ah ee Nigeria...
DF iyo Puntland oo warar is-khilaafsan kasoo saaray duqeymo ka dhacay buuraha Calmadow
Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa ka horyimid qoraal shalay kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo looga hadlay howlgal culus oo ka dhacay buuraha Calmadow ee maamulkaasi, kaas oo ay dowladdu sheegtay inay fuliyeen ciidanka Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah, laguna dilay horjooge sare iyo dagaalyahano gaaraya illaa iyo 20 katirsan kooxda Al-Shabaab.
Puntland ‘’ Waxba kama jiraan in ciidanka DFS howlgal ay ka fuliyeen Puntland ‘’
Garoowe (Raxanreeb )- War ka soo baxay maamul goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in aan waxba ka jirin in ciidanka Dowladda Soomaaliya howlgalo ay ka fuliyeen deegaanada Puntland. Warka ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in ciidanka dowladda Soomaaliya howlgal ay ka fuliyeen buuraha Galgala ee gobolka Bari....
Sawirro: Muqdisho oo looga dabaal dagay aqoonsiga degmada Gubadleey
Caasimada Muqdisho, ayaa xalay ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu dabaal dagayay aqoosiga degmonimo ee uu bixiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo xalay ka dhacay degmada cusub ee Gubadley, oo dhowaan laga dhigay degmo.