Muqdisho (Raxabreeb ) –Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Alshabaab diyaarinayeen. Qaraxyadan ayaa la sheegay inay Alshabaab doonayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa...
Day: May 10, 2024
Puntland ” In la xiro xafiiska UNSOM waa qar iska tuurnimo”.
Garowe (Raxanreeb )-Puntland ayaa goโaanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabiโiyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, goโaan aan laga fiirsan oo Qar iska xoornimo ah. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlayay BBC Soomaali, ayaa u sheegay, xafiiska xafiiska Qaramada Midoobay ee kaalmaynta Soomaaliya ee UNSOM, in uu kaalin muuqata ku...
“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “
Doha (Raxabreeb )-๐๐จโ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ ๐ฌ๐ฎโ๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง: ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda ama uusan ka jirin hannaan sharci iyo mid siyaasadeed oo wadar ogol lagu wada noolyahay. ๐๐จ๐จ๐ซ๐ฆ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ฆ๐๐๐ซ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐...
RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.
Nairobi (Raxabreeb )-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto. Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya, ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal, ee dhinacayadda ganacsiga ,amniga, dagaalka ka dhanka...
Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.
Jowhar (Raxabreeb )-4kamida Wasiiradda Hirshabelle oo shaqo joojin lagu sameeyay. Xubnaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa kala ah:- Masuuliyiinta shaqo joojinta lagu sameeyay ayuu Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka u cuksaday xil-guddasho laโaan shaqo oo la xiriirta masuuliyadda loo idmaday.