Day: May 7, 2024

Home » Archives for May 7, 2024
Afar heshiis oo waawayn oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya & Kenya.
Post

Afar heshiis oo waawayn oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya & Kenya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo maalintii labaad ku sugan Nairobi ayaa la kulmay madaxda Dalkaas iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaas ku nool si ay ugu kala xog-qaataan xaaladda iyo xiriirka. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaaad ah  kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka...

107 qof oo tahriibayaal ah oo laga soo daayay Xabsyada Liibiya.
Post

107 qof oo tahriibayaal ah oo laga soo daayay Xabsyada Liibiya.

Libiya (Raxanreeb )- 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal koonfurta bari ee Liibiya, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada ammaanka Isniintii. Walid Alorafi, oo ah afhayeenka waaxda dambi baarista ee CID ee magaalada Benghazi, ayaa sheegay in sida laga soo xigtay...

Madixii AS  u qaabilsanaa askareynta caruurta oo lagu Dilay KGS.
Post

Madixii AS  u qaabilsanaa askareynta caruurta oo lagu Dilay KGS.

Baydhabo (Raxanreeb )- Madixii Alshabaab U Qaabilsanaa Gaynta Caruurta si ay Askar Uga dhigtaan ayaa ayay Ciidanka Xooggu Dalku Qaarijiyeen sida ay ku warantay warbaahinta dowladdu. Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka bakool waxa lagu khaarijiyey horjooge Cabdulaahi Maxamed Yare oomagaciisa afgarashada shabaab  uu ahaa ...

ATMIS ‘’ Amniga  Soomaaliya waan ilaalin doonaa ilaa aan ka baxayno ‘’
Post

ATMIS ‘’ Amniga  Soomaaliya waan ilaalin doonaa ilaa aan ka baxayno ‘’

Muqdisho (Raxanreeb )- Wafdi heer sare ah oo ka socday guddiga Midowga Afrika ayaa soo gabagabeeyay booqashadooda qiimeynta Soomaaliya, iyagoo wacad ku maray inay ilaalinayaan guulihii adkaa ee laga gaaray xasilinta Soomaaliya, ka hor bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika. Wafdigan oo uu hoggaaminayay madaxa qeybta howlgallada taageerada nabadda, Cheick Dembele, ayaa shacabka Soomaaliyeed u...

Israel oo Weerar Cirka iyo Dhulka ah Ku Qaaday Marinka Rafax.
Post

Israel oo Weerar Cirka iyo Dhulka ah Ku Qaaday Marinka Rafax.

Gaza (Raxanreeb )- Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay agagaarka marinka Rafax ee ee Qasa, iyadoo goobta laga maqlayay dhawaqa rasaasta iyo iska hor imaadyada u dhaxeeya ciidamada gumeysiga Israel iyo kooxaha Falastiiniyiinta. Sidoo kale weerar dhulka ah ayay ciidamada Israa’iil halkaa ku qaadeen, ayadoo Warbaahinta falastiiniyiintu ay sheegtay in gawaari ay leeyihiin Israa’iil ay si...