Day: May 9, 2024

Home » Archives for May 9, 2024
Human Rights Watch ” Ciidank RSF ee Suddaan xasuuq ba’an ayay gaysteen ”.
Post

Human Rights Watch ” Ciidank RSF ee Suddaan xasuuq ba’an ayay gaysteen ”.

Darfur (Raxanreeb )- Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa sheegtay in ciidamada RSF, ee dalka Suddaan laga yaabo in ay xasuuq ka geysteen caasimadda galbeedka Darfur ee El Geneina. Kooxda xuquuqul insaanka ayaa tilmaantay in RSF iyo xulafadooda Carabta ay geysteen dembiyo ka dhan ah bini’aadminimada iyo dembiyo dagaal iyagoo si bareer ah...

Post

DF oo ka dalbatay QM in la xiro xafiiska UNSOM

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa maanta du gudbisay Qaramada Midoobay, kaas oo ay ku dalbatay joojinta shaqada xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya, kaas oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (UNSOM).

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in la xiro xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.
Post

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in la xiro xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb )- War qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay ka dalbanayaan in la xiro oo la soo- gaba- gabeeyo xafiiska UNSOM ee Soomaaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay in la joogo waqtigii Dowladda Soomaaliya ay soo xiri lahayd albaabka ku tiirsanaanta , xafiiska UNSOM...

DFS oo ka qayb ah Shir looga hadlayo wadaaga biyaha oo ka dhacaya Nairobi.
Post

DFS oo ka qayb ah Shir looga hadlayo wadaaga biyaha oo ka dhacaya Nairobi.

Baydhabo (Raxanreeb )- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Nairobi kaga qayb galay shir ay wada jir u yeesheen Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Beeraha. Shirkan oo ay iskugu imanayaan dalalka,bariga Afrika oo ay ku jiraan Itoobiya, Kenya,iyo Koonfurta Suudaan, ayaa lagu falanqeyn doonaa arrimaha biyaha iyo sidii la isaga...

NISA oo sheegtay in ay soo qabatay rag ka tirsan Al- SHABAAB.
Post

NISA oo sheegtay in ay soo qabatay rag ka tirsan Al- SHABAAB.

Baydhabo (Raxanreeb )- Taliska NISA ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 12 xubnood oo Shabaab ka tirsanaa kuwaasoo ay gacanta kusoo dhigeen ciidanka Amniga.Raggaan ayaa lagu soo qabtay howgal ka dhacay magalada Baydhabo iyo deegaanada ku teedsan. Xubnahan gacanta kusoo dhigeen Ciidanka Nabadsugida koonfur Galbeed ayaa Shabaab u kala qaabilsanaa aruurinta lacagaha sakawaadka iyo jabhada. Taliska...

RWXamse ”Doorasho Qof & Cod ah waa qabanayaa shaki kama qabo”.
Post

RWXamse ”Doorasho Qof & Cod ah waa qabanayaa shaki kama qabo”.

Nairobi (Raxanreeb )- Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in dalka ay ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah isla markaana aan lagu laaban doonin , doorashadii dadbanayd iyo Teenadhada . Hadalkan ayuu Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ka sheegay kulan magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu kula qaadanayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool...

Tirada dadka ku barakacay daadad ku dhuftay Soomaaliya oo la shaaciyay.
Post

Tirada dadka ku barakacay daadad ku dhuftay Soomaaliya oo la shaaciyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Roobab mahiigaan ah oo toddobaadyo ka da’ayay gobolka Bariga Afrika ayaa dhaliyay barakac baahsan iyadoo boqolaal kun ay ku barakaceen Burundi, Kenya, Rwanda, Somalia, Ethiopia iyo Tanzania. Ilaa hadda 637,000 oo qof ayaa ay saameyen sida uu sheegay xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, laakiin tirooyinka ayaa sii kordhaya. “Daadadka...