Nearly two dozen Bangladeshi cargo ship crew taken hostage by Somali pirates returned home Tuesday to a rapturous welcome from family members after weeks in captivity. The bulk carrier MV Abdullah was transporting more than 55,000 tonnes of coal from Mozambique to the United Arab Emirates when it was seized by dozens of pirates around...
Day: May 15, 2024
1911 Fashilkii Damaca Badda Cas ee Lij Iyasu Iyo Kan 2024 Abiy Axmed Cali!
Muqdisho (Raxanreeb )-Damaca Itoobiya iyo heshiiska ay dhowaan shaacisay ee ay ku sheegtay in dhul iyo bad Soomaaliyeed ku helayso ayaan ahayn wax cusub sida waqtigu noo sheegayo. Tan iyo 1991-dii waddan la dayacay oo sida hilib ceeriin meel bannaan ah u yaal ayaan shaki ku jirin in cid walba damac ka soo galayo, taasna...
Sayid-Ali is convicted of aiming to death by the Court of Appeal.
The Banadir Court of Appeal released the verdict of Sayid Ali Maallin Daoud, who is accused of burning his wife Luul Abdicasis Mohamed, who died in the fire. The murder of the late Luul was carried out by the court, which comprised of three different sessions of the region’s first instance court, Sayid-Ali, according to...
More than 50% of Zimbabweans will require food assistance.
More than half of Zimbabweans will require food assistance this year after a severe drought destroyed crops, as relief groups seek cash to save more people from starvation, according to the cabinet. Next Tuesday is the national holiday. According to the Zimbabwe Livelihoods Assessment Commission, approximately 6 million people in rural areas and 1.7 million...
KHILAAF: Juxa oo laalay heshiis dhaxmaray xisbiyada KAAH & Mustaqbal
Garoowe (Raxanreeb )- Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa fara-galisay khilaaf la sheegay inuu u dhaxeeyo xisbiyada KAAH & Mustaqbal oo ay isku qabtaan qaybsiga deegaano ka mid ah Buursax iyo Xumbeys ee gobolada Mudug iyo Kaarkaar. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in heshiiskaas la buriyay, guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka degmooyinkaasna ay...
Shacab lagu laayay maanta degaano ka mid ah GEDO.
Beledwayne (Raxanreeb )- Raxanreeb.com wararka uu ka helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas maanta oo Arbaca ah uu ka dhacay qarax lala eegtay dad shacab ahaa kuwaas oo safar ahaa. Gaari nooca dadwaynaha ayaa la sheegayaa inuu qaraxa uu ku haleelay inta u dhaxaysa , Beledxaawo iyo Doolow ee gobolka Gedo ee koonfur Soomaaliya....
MUQDISHO : Dilalka ay gaysanayan askarta oo kordhay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada muqdisho waxaa ku soo badanaya dilalka ay gaysanayaan ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Saacadihii la soo dhaafay waxa magaalada Muqdisho ka dhacay dilalka dhawr qof oo intooda badan ay gaysteen askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Saraakiiisha ciidanka ayaa sheegaya in ay wadaan baaritaano ku aadan dilalka lala eegnayo dadka shacabka...
Maxkamadda Racfaanka oo dil ku xukuntay nin xaaskiis si xun u dilay.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa Sayid Cali ku xukuntay dil toogasho ah kadib falkii ay u geeriyootay Luul Cabdicasiis. Ehelada Luul Cabdicasiis oo goobjoog ka ahaa maxkamadda ayaana si weyn usoo dhaweeyay xukunka dilka ah ay maxkamadda ku riday Sayid-cali, waxa ayna sheegeen in si caddaalad ah xukun u dhacay. Maxkamadda ayaa...
Dib-u Milicso Taariikhda iyo Waayihii Ururkii SYL oo 81 Sano Laga Joogo Aasaaskiisii 1943-kii
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo kale sanad weliba waxaa inta badan dalka laga xusaa markii 15-ka bisha May oo beegan markii dhidibada loo taagay ururkii xornimo doonka ee SYL, kaas oo dhismihiisa ay ka soo wareegtay 81 sano, tan iyo sanadkii 1943-kii, markaas la bilaabay sahankii lagu baadi doonay dowladnimada dalkeenna. Ururkaan dhallinyarada ee u...
Shirka madasha oo la isku mari- waayay qodobo xasaasi ahaa dartood.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maalintii labaad waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirka madasha wadatashiga Qaran kaas oo ay ka qayb galayaa maamul goboleedyada marka laga reebo Puntland. Shirkan ayaa dood adag ka yeeshay waxa laga yeelayo doorashooyinka maamul goboleedyada iyo tan Federaalka ah ee Soomaaliya waxaana xogo la helay ay sheegayaan in Madaxwayanaha uu furay hoggaamiyaasha...