Muqdisho (Raxanreeb )-Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay how-lagllo ay ciidanka dowladdu ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeeladda dhexe ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Ciidanka kumaandoska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay agagaarka magaalada Ruun-nirgood ee gobolkaShabeeladdadhexe iyo degaanka toora toorow ee Shabeeladdahoose, sida uu sheegay Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Maxamed Xasan....