Day: May 23, 2024

Home » Archives for May 23, 2024
Kulanka Golaha Wasiirrada Federalka oo lagu ansixiyay sharciyo dhowr ah.
Post

Kulanka Golaha Wasiirrada Federalka oo lagu ansixiyay sharciyo dhowr ah.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah; Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka, Siyaasadda Dowladda ee Bareyaasha Soomaaliyeed. Xeer-nidaamiyaha qiimeynta saameynta deegaanka Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya Heshiiska Is-dhaafsiga dhiirigelinta iyo dhowrista...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo soo xiray Barnaamijka Tartanka dugsiyada  ee Puntland.
Post

Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo soo xiray Barnaamijka Tartanka dugsiyada  ee Puntland.

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa soo xiray Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee sanadka 2024 oo magaalada Garoowe lagu soo geba-geboobay. Tartanka oo u dhexeeyey Dugsiyada Sare ee Boosaaso Public iyo Maxamed Cawaale Liibaan oo labaduba ku yaala magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxa ku guulestay...

Post

Somali security forces have caught several Al-shabaab members

The Somali National Intelligence and Security Service, working in the South West areas, caught many Al-shabaab fighters after operations in Baydhaba city and nearby areas. The army showed 12 Al-shabaab members who did different jobs like planning killings, direct attacks, and collecting money. NISA officials said they caught these members in different places during operations....

WARCUSB : Ciidanka DANAB & Macwiislay oo ku dagaalamay Sh. Dhexe.
Post

WARCUSB : Ciidanka DANAB & Macwiislay oo ku dagaalamay Sh. Dhexe.

Jowhar (Raxanreeb )- Faahfaahin dheeraad  ayaa ka soo baxaya , dagaal ciidanka gaarka ah ee DANAB iyo  Macwiislayda kaaliya ciidanka dowladda ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa  in xoogiisa  uu dhacay  deegaanka Ceelbaraf sida ay  sheegeen dad goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugan oo u waramay Raxanreeb....

Ruto iyo Biden oo kulmay & qodobada ay ka Wada-hadlayaan.
Post

Ruto iyo Biden oo kulmay & qodobada ay ka Wada-hadlayaan.

Washington (Raxanreeb )- Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa noqonaya hogaamiyihii ugu horreeyay ee Afrikaan ah oo muddo 15 sano ah booqasho rasmi ah ku taga dalka Mareykanka. William Ruto ayaa hadda kulan kula jira madaxweynaha Madaxweynaha, waxa ay ka wada hadlayaan iskaashiga qaarada. Tani waxay fursad u tahay Madaxweyne Joe Biden inuu muujiyo sida ay...

Soomaaliya iyo Q.M oo Ka Wadahadlay Qorshaha Kala Guurka Xafiiska UNSOM.
Post

Soomaaliya iyo Q.M oo Ka Wadahadlay Qorshaha Kala Guurka Xafiiska UNSOM.

Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Kuxigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM),Mudane Raisedon Zeneng. Labada masuul ayaa ka wada hadlay horumarka laga gaaray amniga iyo siyaasadda...