Day: May 11, 2024

Home » Archives for May 11, 2024
Maxay ka wada-hadleen Xamse & Ergayga Afrika u Qaabisan Mareykanka ?
Post

Maxay ka wada-hadleen Xamse & Ergayga Afrika u Qaabisan Mareykanka ?

Nairobi (Raxanreeb )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika, Mike Hammer, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashi ka dhaxeeya labada dal iyo taageerada ay Dowladda Mareykanku siiso Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha iyo Ergeyga Gaarka ah ayaa kulanka diiradda...

Post

Iraq asks UN to abandon political mission in Baghdad

The Iraqi government has requested that the United Nations end a mission set up to promote governance and human rights reforms in the country by the end of 2025, the latest in a series of international bodies operating in the nation that Iraq has sought to wind down. The letter sent Wednesday by Prime Minister Mohammed Shia...

Ciraaq oo iska diiday xafiiska Q.M si la mid ah go’aanka DFS ee UNSOM
Post

Ciraaq oo iska diiday xafiiska Q.M si la mid ah go’aanka DFS ee UNSOM

Baghdad (Raxanreeb )- Dukumiinta ay heshay wakaalada wararka AFP ayaa muujinaya warqad codsi ah oo Dowladda Ciraaq ay u dirtay Qaramada Midoobay si albaabada loogu laabo xafiiska Qaramada Midoobay ay ku leedahay Baghad ee UNAMI. Xafiiskan Qaramada Midoobay ee Baghad ayaa taageera Dowladda Ciraaq isla markaana siiya kaalmo dhinacyo badan ah inta ay kaga soo...

MD Xasan Sheekh oo ku adkaysanaya doorasho qof & cod ah.
Post

MD Xasan Sheekh oo ku adkaysanaya doorasho qof & cod ah.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad uu jeediyay kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee madaxbanaanida, gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed, dhameystirka dastuurka, hanaanka doorashooyinka dalka iyo dagaalka lagula jiro Alshabaab. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Itoobiya iyo soomaaliya ay yihiin labada dal oo deris ah oo aan ikhtiyaar...

6 Qof oo looga shakisan yahay Burcad Badeed oo gacanta lagu dhigay.
Post

6 Qof oo looga shakisan yahay Burcad Badeed oo gacanta lagu dhigay.

Brussels (Raxanreeb ) –Ciidamada badda Yurub ayaa xabsiga dhigay Jimcihii lix qof oo looga shakisan yahay inay yihiin burcadbadeed kaddib markii ay usoo dhawaadeen markab shidaal oo marayay gacanka Cadmeed, sida ay saraakiishu sheegeen. Saraakiisha waxa ay sheegeen in loo badinayo inay qayb ka tahay weerarrada sii kordhaya ee burcadbadeedda ee ka imaanaya Soomaaliya. Qorshahan...

Dowladda Soomaaliya oo ka laabatay go’aanka lagu xirayo xafiiska UNSOM.
Post

Dowladda Soomaaliya oo ka laabatay go’aanka lagu xirayo xafiiska UNSOM.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Dawladda Soomaaliya ayaa ka laabatay go’aankii ay ku dalbatay in la xiro lana soo gabagabeeyo howlgalka QM ee Soomaaliya, gaar ahaana UNSOM, waxayna taas bedelkeeda dalbatay in guddi wadajir ah loo saaro, sidii dib loogu qaabeyn lahaa howlgalka QM ee Soomaaliya. Waxaana warqada cusub oo ay dirtay DF lagu cadeeyey in ay...

Maxaad ka ogtahay 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya tan iyo 1992-kii?
Post

Maxaad ka ogtahay 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya tan iyo 1992-kii?

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10 sano. Warqadda uu Golaha Ammaanka u diray wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayuu kaga codsaday “in la joojiyo shaqada howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ka dib markii...