Day: May 13, 2024

Internetka oo dalalka Afrika Saacado ka maqnaa & mar kale oo laga cabsi qabo.
Post

Internetka oo dalalka Afrika Saacado ka maqnaa & mar kale oo laga cabsi qabo.

Muqdisho (Raxanreeb) –Galitaanka Internetka ee wadamo badan oo Bariga Afrika ah ayaa hakad galay maalintii Axadda sababo la xiriira fiilooyinka badda hoostooda oo burburay, sida laga soo xigtay mareegaha la socda xogta Internerka. Tansaaniya iyo jasiiradda Mayotte ee Badweynta Hindiya ee Faransiiska ayaa ah meelaha ugu dhibka badan, sida ay sheegeen kooxda ilaalada internetka. “Dhacdada...