Day: May 14, 2024

Shirka madasha Qaran oo  qodobo xasaasi ah looga hadli doono.
Post

Shirka madasha Qaran oo  qodobo xasaasi ah looga hadli doono.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Talaada ah ayaa  la filayaa in uu furmo shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.  Shirkan oo lagu balansanaa inuu furmo bishii hore ayaa arrimo farsamo darteed dib ugu dhacay. Shalay waxaa Muqdisho soo gaaray madaxda maamul goboleedyadda si ay uga qeyb galaan shirkaan uu...