Day: May 15, 2024

James Swan oo markale hoggaamin doono howlgalka UNSOM
Post

James Swan oo markale hoggaamin doono howlgalka UNSOM

Muqdisho (Raxanreeb )- Xog hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya u magacaabay James Swan, oo ah diblomaasi u dhashay dalka Mareykanka. Waxa uu xilkan u sii hayn doonaa si kumeel gaar ah sida magacaabidda ku xusan.Mr Swan ayaa sidoo kale loo xushay inuu noqdo madaxa xafiiska qaramada Midoobay...

Waddooyin ka mid ah Galmudug oo miinooyin laga soo saaray.
Post

Waddooyin ka mid ah Galmudug oo miinooyin laga soo saaray.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Ciidanka xooga dalka ee ku sugan degmada xaradheere ee gobolka mudug ayaa howl-gal ay ka samayeen wadada dheer ee xiiririso degaanka ceel-huur iyo degmada xarardheere ka soo saaray miinooyinka dhulka lagu aasay. Sida ay Saraakiisha ciidanku sheegeen Kooxda Alshabaab ayaa gelisay miinooyinkan wadada isku xirta ceelhuur iyo degmada xarardheere, ayagoo damacsanaa in...