Day: May 27, 2024

Home » Archives for May 27, 2024
Villa Somalia oo ka fakaraysa jiha cusub oo siyaasadeed !!
Post

Villa Somalia oo ka fakaraysa jiha cusub oo siyaasadeed !!

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa raadinaya jiha cusub oo siyaasadeed  ka dib markii dhawaab si hoose ay isku fahmeen xubnaha qaar ee maamul goboleedyada dalka. Sida ay sheegayaan falanqeyayaasha siyaasadda madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka fakaraya sidii isbedel  uu ugu dhici lahaa maamul goboleedyada kuwaas oo ku furmi doono qalalaase siyaasadeed....

Maxay ka wada-hadleen DENI & Charles Mballa ?
Post

Maxay ka wada-hadleen DENI & Charles Mballa ?

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobey ee arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya, Charles Mballa iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta  wadashaqeynta Dowladda Puntland iyo Hay’adda UNHCR iyo sidii xal waara looga gaari lahaa Qaxootiga , Barakacayaasha iyo magangalya doonka....

(from left to the right) Xogreeb News editor Abdiasis Bashir Nuur; Kobciye Media reporter Abdirisaq Abdirahman Mohamud Duale and Ahmed Boqorre of CBA TV. | PHOTO SJS.
Post

SJS urges authorities in Mogadishu, Lasanod, Hargeisa and Burao to respect press freedom and end arbitrary detentions

MOGADISHU, Somalia – The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls upon officials in Mogadishu, Somaliland and SSC-Khaatumo to respect freedom of the press and stop recurrent arbitrary detentions and use of threats to censor journalists including those working for the Somali state media in Mogadishu. On Thursday, 23 May, 2024, Somaliland police in Hargeisa detained Abdiasis...

WARCUSUB : Tuulo ku taala Niger oo dad badan lagu laayay.
Post

WARCUSUB : Tuulo ku taala Niger oo dad badan lagu laayay.

Niger (Raxanreeb )- Kdib weerar koox Islaami ah ay ku qaaday dalka Nigeria ee dhaca Galbeed Afrika ayaa sababay in toban qof  lagu dilo ugu yaraan 160 kalana  lagu afduubtay tuulo ku taalla gobolka Niger ee bartamaha Nigeria Tiro badan oo hubaysan, oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Islaamiga ah ee Nigeria...

DF iyo Puntland oo warar is-khilaafsan kasoo saaray duqeymo ka dhacay buuraha Calmadow
Post

DF iyo Puntland oo warar is-khilaafsan kasoo saaray duqeymo ka dhacay buuraha Calmadow

Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa ka horyimid qoraal shalay kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo looga hadlay howlgal culus oo ka dhacay buuraha Calmadow ee maamulkaasi, kaas oo ay dowladdu sheegtay inay fuliyeen ciidanka Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah, laguna dilay horjooge sare iyo dagaalyahano gaaraya illaa iyo 20 katirsan kooxda Al-Shabaab.