Day: May 28, 2024

Dalal aqoonsaday dowladnimada Falastiin & buuq badan oo ka taagan.
Post

Dalal aqoonsaday dowladnimada Falastiin & buuq badan oo ka taagan.

GAZA (Raxanreeb )- Ireland, Norway iyo Spain oo kamid ah dalalka reer Yurub ayaa maanta si rasmi ah u aqoonsan doona dowladda Falastiin, kulan la filayo inuu ka dhaco magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Saddexda waddan ee Yurub waxay rajeynayaan in ficilka astaantu u badan yahay uu diiradda saari doono baahida loo qabo in la...

Q.M oo $2 Milyan u qoondeysay wax ka qabashada Daacuunka ka dilaacay Soomaaliya
Post

Q.M oo $2 Milyan u qoondeysay wax ka qabashada Daacuunka ka dilaacay Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb )- Isku duwaha Gargaarka Degdegga ah Martin Griffiths ayaa $2 milyan oo doollarka Mareykanka ah uga qoondeeyay Sanduuqa Waxqabadka Degdegga ah ee Dhexe (CERF) si wax looga qabto daacuunka ka dillaacay Soomaaliya. Sida laga soo xigtay Ururka Caafimaadka Adduunka, in ka badan 10,000 xaaladood iyo 120 dhimasho ah ayaa laga soo sheegay toddobo...