Day: May 31, 2024

Home » Archives for May 31, 2024
DEYNIILE : Askar ka tirsan dowladda ayaa isku dishay.
Post

DEYNIILE : Askar ka tirsan dowladda ayaa isku dishay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa sida wararku ay sheegayaan dhaxmaray ciidan ka wada tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya sida ay sheegeen dadka deegaanka. Askari kamid ah ciidanka Ereteria lagu tababarey oo xoog...

Guudlaawe oo ka degi waayay Beledwayne oo talaabo qaaday- Maxay tahay ?.
Post

Guudlaawe oo ka degi waayay Beledwayne oo talaabo qaaday- Maxay tahay ?.

Matabaan (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir-guddoomiyey Kulanka aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle ay caawa ku yeesheen Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay guulaha laga gaaray barnaamijka xasilinta iyo Arrimaha Amniga. Wasiirka Amniga Gudaha ayaa golaha uga waramay amniga guud ee deegaanada...

Dowlad hor leh oo Falastiin u aqoonsatay dal madax banaan.
Post

Dowlad hor leh oo Falastiin u aqoonsatay dal madax banaan.

Slovenia (Raxanreeb ) Dowladda Slovenia ayaa ansixisay go’aan ay ku aqoonsanayso dal madax-bannaan oo Falastiiniyiintu ay leeyihiin, sida uu sheegay ra’iisul wasaare Robert Golob, taasoo ka dhigaysa dalkii afaraad oo tillaabadaa qaada markii lagu daro Spain, Norway iyo Jamhuuriyadda Ireland. “Maanta dowladdu waxay go’aansatay inay Falastiin u aqoonsato dal madax-bannaan ,” ayuu ka sheegay shir...