Month: May 2024

Soomaaliya oo loogu deeqay $18 Milyan oo dollar ka dib heshiis ka dhacay Nairobi.
Post

Soomaaliya oo loogu deeqay $18 Milyan oo dollar ka dib heshiis ka dhacay Nairobi.

Nairobi  (Raxanreeb )- Xaflad lagu saxiixay Heshiiska Bangiga iyo Dowladda Soomaaliya  ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Nairobi, halkaas oo uu ka soconayo shirka Sanad laha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Horumarinta Afrika Marwo Dr. Beth Dunford ayaa wadajir u saxiixay heshiiskaan...

SPAIN ‘’ Falastiin waxaan u aqoonsanahay dowlad madax banaan ‘’.
Post

SPAIN ‘’ Falastiin waxaan u aqoonsanahay dowlad madax banaan ‘’.

Madrid (Raxanreeb )- Golaha wasiirada dowladda Spain ayaa cod aqlabiyadda ah ku ansixiyay aqoonsiga rasmiga ah ee dowladd falastiin  wasiirada, sida uu ku dhawaaqay afhayeen u hadlay dowladdu. Ra’iisul Wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa horay u sheegay in laga billaabo 28-ka bisha ay dowladdiisu si buuxda u aqoonsan doonto falastiin, go’aankaas ayaana maanta oo talaado...

Muxuu daarna kulanka  RW Xamsa Cabdi Barre &   James Swan ?
Post

Muxuu daarna kulanka  RW Xamsa Cabdi Barre &   James Swan ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo ay kawada hadleen xoojinta wadashaqeynta hay’adaha Qaramada Midoobay iyodowladda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey hay’adda Qaramada Midoobay taageerada ay la garab...

‘’ Soomaaliya amnigeeda way ku filan tahay  ka dib ATMIS ‘’ – Jawaabta DFS ee   Ruto.
Post

‘’ Soomaaliya amnigeeda way ku filan tahay  ka dib ATMIS ‘’ – Jawaabta DFS ee   Ruto.

Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimahada dibadda Soomaliya Cali Balcad ayaa ka jawaabay hadalkii madaxwaynaha Kenya Ruto, isagoo sheegay in marxaladda Soomaaliya aysan lamid aheyn midii ka dhacday Afgaanistaan. Cali Balcad ayaa sheegay  in Soomaaliya aysan khatar geli doonin hadii ciidanka ATMIS ay waqtigooda ku baxaan, isagoo meesha ka saaray cabsida uu muujiyey madaxweynaha...

Dalal aqoonsaday dowladnimada Falastiin & buuq badan oo ka taagan.
Post

Dalal aqoonsaday dowladnimada Falastiin & buuq badan oo ka taagan.

GAZA (Raxanreeb )- Ireland, Norway iyo Spain oo kamid ah dalalka reer Yurub ayaa maanta si rasmi ah u aqoonsan doona dowladda Falastiin, kulan la filayo inuu ka dhaco magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Saddexda waddan ee Yurub waxay rajeynayaan in ficilka astaantu u badan yahay uu diiradda saari doono baahida loo qabo in la...