Month: July 2024

Ciidanka Dowladda oo Nolosha ku qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab oo Haween kamid tahay
Post

Ciidanka Dowladda oo Nolosha ku qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab oo Haween kamid tahay

Howlgal wadajir ah oo ay sameeyeen Ciidamada Kumaandooska DANAB, Ciidamada Daraawiishta iyo Booliska Koonfur Galbeed iyo  laamaha Ammaanka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha ayaa lagu qabtay 4 Ruux oo lagu eedeeyay inay katirsan yihiin Ururka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa waxaa laga sameeyay degaanka Warmaxan oo kamid degaanada hoos-yimaada Wanlaweyn iyo degaanka Gurdaan, waxaana Afarta Ruux sigaar...

Muwaadin Soomaaliyeed oo dil naxdin leh ka geystay Mareykanka
Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo dil naxdin leh ka geystay Mareykanka

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Maxamed Aadan Xareed ayaa waxaa la sheegay in muwaadin kale oo Soomaaliyeed uu ku dilay magaaladda Lakeville ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Dilka uu u geystay ninkan Soomaaliga ah muwaadinka kale ayaa ka dhacay Banaanka Shirkadda Amazon oo ay ka wada Shaqeeynayeen, sida ay Warbaahinta u sheegeen Dhalinyaro Soomaali...

Galmudug iyo Puntland oo isku keenay Odayaasha Dhaqanla Sacad iyo Leyl-kase oo dagaalamay
Post

Galmudug iyo Puntland oo isku keenay Odayaasha Dhaqanla Sacad iyo Leyl-kase oo dagaalamay

Waxaa Maalintii labaad ka socdo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug shir lagu heshiisiinayo labadii Maleeshiyo Beeleed eek u dagaalamay degaano kuyaalla Galbeedka gobolka Mudug. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guulaystay in ay isu keenaan odayaasha iyo waxgaradka labadii beelood oo dhawaan ku dagaallamay galbeedka Gobolka Mudug. Mas’uuliyiinta Galmudug iyo Puntland...

Bannaanbaxyada Kenya oo xoogeystay iyo xaaladda oo cakiran
Post

Bannaanbaxyada Kenya oo xoogeystay iyo xaaladda oo cakiran

Bannaanbaxyo kale oo rabshado watay ayaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Nairobi. Booliska ayaa adeegsaday suntan dadka ka ilmeysisa isla markaana dacwado ku soo oogay dibadbaxayaal dhagxaan ku tuurayay bartamaha magaalada Nairobi, si ay isugu dayaan in ay xakameeyaan rabshadihi ugu ballaarnaa ee...

SHacabka Soomaaliyeed Dabka Ha qaado hana difaacdo dalkiisa! W/Q  Axmed-Yaasin Max’ed Sooyaan
Post

SHacabka Soomaaliyeed Dabka Ha qaado hana difaacdo dalkiisa! W/Q Axmed-Yaasin Max’ed Sooyaan

Sidee bay maan gal u tahay in Golaha Ammaanka (UN Security Council) uu si buuxdo oo waliba aad moodo dalka inay iyagu leeyihiin go’aan uga gaaraan arrimaha Soomaaliya haddana marna xad gudubka Itoobiya ee Soomaaliya aysan abbaartii ay ka mudneyd ka istaagin?!…Arrintaas waan hubaa shacabka Soomaaliyeed inay ku baraarugsanyihiin!…Sidee bay ku dhacday in Golaha Ammaanka...

” Nin Cadaan ah ayaa diyaarad gaar ah siiyay Xasan Sheekh lama yaqaan wuxuu ku siiyay “.
Post

” Nin Cadaan ah ayaa diyaarad gaar ah siiyay Xasan Sheekh lama yaqaan wuxuu ku siiyay “.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay in si –gaar ah loo siiyay diyaarad uu isaga u gaar ah . Hadalkan waxaa ka shifay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka aadna u dhaliila dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh. Waxa uu sheegay siyaasigan in ilaa  iyo hadda aan...

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka Sh/Dhexe
Post

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka Sh/Dhexe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Al-Shabaab looga xoreynayo...