Day: February 17, 2025

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay duqeyn xalay ka dhacday buuraha Calmiskaad
Post

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay duqeyn xalay ka dhacday buuraha Calmiskaad

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay duqeyn dhanka cirka ah oo xalay ka dhacday buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kaas oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowladda Mareykanka. Sidoo kale, duqeynta Mareykanka uu fuliyay ayaa dowladda Soomaaliya sheegtay in lala eegtay goobo la sheegay in ay ku...

Godkii ugu weynaa kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad oo duqeymo lala beegsaday
Post

Godkii ugu weynaa kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad oo duqeymo lala beegsaday

Boosaaso ( Raxanreeb Online ) Faaf-faahino dheeraad  ah ayaa kasoo baxaya  duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee maamulka Puntland. Duqeynta oo ay fuliyeen diyaarado dagaal oo Mareykanka lee yahay ayaa si gaar ah uga dhacday deegaanada Daray Madoobe iyo Curar, waxaana la sheegay in lala beegsaay godka la yiraah...