Day: June 23, 2025

Home » Archives for June 23, 2025
Iiraan oo shaacisay in ay joojisay wada-shaqeyntii wakaaladda tamarta nukliyeerka
Post

Iiraan oo shaacisay in ay joojisay wada-shaqeyntii wakaaladda tamarta nukliyeerka

Iiraan ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha baarlamaanka Iran Mohammad Baqer Qalibaf, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd wakaaladda tamarta nukliyeerka ee caalamiga ah (IAEA), ka dib markii ay Mareykanka weerareen 3 xarumood oo Bacriminta Nukliyeerka Iran laga waday. Madaxa u sareeya IAEA Rafael Grossi ayaa u sheegay...

Faah faahin: dagaal ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo
Post

Faah faahin: dagaal ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Bay ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka waabarigii kooxda Al-shabaab ay weerarreen saldhig ciidamada dawladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen duleedka magaalada Baydhabo. Dagaal culus ayaa la soo sheegayaa in uu dhacay markii uu weerarku bilowday kaas oo hubka la isku ridayay laga...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “suurtagal ma ahan in dib loogu laabto doorasho dadban “
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa “suurtagal ma ahan in dib loogu laabto doorasho dadban “

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo xalay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in dalkeennu uu  dib ugu laabto doorasho dadban, awooddana loo celinayo shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda...