Day: June 25, 2025

Home » Archives for June 25, 2025
Maamulka Hirshabelle oo Xaqiijisay Qabashada Magaalada Cali Gaduud
Post

Maamulka Hirshabelle oo Xaqiijisay Qabashada Magaalada Cali Gaduud

Hir-shabeelle ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Hirshabelle ayaa hambalyo u dirtay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka oo maanta si buuxda ula wareegay magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib dagaal culus oo ay la galeen kooxda Al-Shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in ciidamada Qaranka iyo...

Midowga Yurub oo Soomaaliya ku wareejiyay qalab militeri
Post

Midowga Yurub oo Soomaaliya ku wareejiyay qalab militeri

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfurayay shaqooyin Laga qabtay xerada tababarka ciidamada ee Dhagabadan iyo gaadiid Ciidan oo ay ku deeqeen Midowga Yurub, kuwaas oo loogu talagalay xoojinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waxaa munaasabaddda joogay wafdi heer sare ah oo ka yimid xarinta...

Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan iyo xubnaha mucaaradka ?
Post

Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan iyo xubnaha mucaaradka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sii wada kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu horay uga furay magaalada Muqdisho, ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay masuuliyiin isugu jira Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka iyo masuuliyiin hore. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa qodobbo ay ka mid yihiin dhammaystirka...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro ku xirneed xabsiyada Liibiya
Post

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro ku xirneed xabsiyada Liibiya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa shaaca ka qaaday in maanta dalka dib loogu soo celiyay 30 muwaadin oo Soomaali ah oo oggolaanshahooda looga soo kaxeeyay dalka Liibiya kadib xabsi iyo xaalado adag oo nololeed oo halkaasi ku haysatay. Wasiir kuxigeenka oo qeyb ka ahaa masuuliyiinta...