Category: Uncategorized

Home » Uncategorized » Page 3
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hal arrin kala hadlay dhiggiisa Turkiga
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hal arrin kala hadlay dhiggiisa Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa wada-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan dhinacyada tamarta iyo difaaca. Madaxweyne Erdogan ayaa xaqiijiyay in Turkigu...

Shir ay ka maqan yihiin KGS iyo Puntland oo Muqdisho ka socda
Post

Shir ay ka maqan yihiin KGS iyo Puntland oo Muqdisho ka socda

Shirweynaha 2aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS ayaa sannadkan waxa ay culimadu ku falanqayn doonaan qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay xaqiijinta midnimadda ummadda, dhibaatooyinka khilaafka iyo kalatagga. Shirkaan ayaa waxaa markii ugu horreysay ka...

Xiisad dagaal oo ka taagan Galgaduud iyo Ciidamo…
Post

Xiisad dagaal oo ka taagan Galgaduud iyo Ciidamo…

Xiisadda dagaal oo u dhaxeeyso laba maleeshiyo Beeleed ayaa saaka ka taagan degaanka Laan Buraale oo u dhow Balli-dhiig oo u dhow xad beenaadka Galgaduud iyo  Dowlad degaanka Soomaalida ee Gobolka Qoraxeey. Shalay halkaasi ayaa waxaa ku dagaalamay laba maleeshiyo Beeleed, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalkaas ku geeriyooday laba Ruux halka tiro intaasi ka badan...

Golaha Shacabka oo ka dooday hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq & Arrimo kale
Post

Golaha Shacabka oo ka dooday hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq & Arrimo kale

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga shanaad kulankiisa todobaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka waxa ay ku sii amba qaadeen ka doodista ajendaha la xiriira hubka sharci darada ah, dagaal beeleedyada iyo dhowrista xasaanadda xildhibaanadda, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)....

Madaxweynaha Jubbaland oo tallaabo qaaday kadib dagaalkii Jubbada Hoose
Post

Madaxweynaha Jubbaland oo tallaabo qaaday kadib dagaalkii Jubbada Hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) oo xalay ku hoyday degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa halkaasi ka billaabay kulamo lagu dardar gelinayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu booqdo degaanka Harboole, halkaas oo dhawaan Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland...

Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray
Post

Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray

Waxaa hadda Magaaalada Muqdisho lagu xirey Sheikh Ibraahim Ciyoow oo maalmo ka hor sheegay hadalo ka dhan ahaa kutaabta uu qorey sheekh Cismaan xiddig oo dhawaan geerigooday. Ninkaan oo kamid ahaa ilImaamyada Masjidka Cali Jimcaale ayaa Maalmihii la soo dhaafay ay Ciidamada Booliska raadinayeen. Baraha Bulshada ayuu carro uga abuuray hadalkii kasoo teeray Sheekh Ibraahim...

Madaxtooyada Soomaaliya oo faah faahisay Ciidamada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya iyo ujeedkooda
Post

Madaxtooyada Soomaaliya oo faah faahisay Ciidamada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya iyo ujeedkooda

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay faah faahin Guud ka bixisay Ciidamo ka socda dowladda Turkiga oo dhawaan la filayo in la keeno dalka Soomaaliya iyo waxa ay dalka ka qaban doonaan. La taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay in Ciidamada ka socda dowladda Turkiga ee imaanaya dalka...

Waxyaabaha Maanka dooriya iyo Dad ka Ganacsanayay oo Gacanta lagu dhigay
Post

Waxyaabaha Maanka dooriya iyo Dad ka Ganacsanayay oo Gacanta lagu dhigay

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda Iyo Sirddoonka dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka sameeyene howlgallo xoogan degmada Buurhakana ee katirsan Gobolka Baay. Howlgalkaan oo ay ka sameeyeen qaar kamid ah Xaafadaha Magaaladaasi  ku soo qabtay jirgaamo maandooriyaha khamri ah iyo qofkii ka ganacsanayey, kuwaas oo la geeyay Saldhiga degmada Buurhakaba ee...

Somaliland oo xayiraad kusoo rogtay Magaalada Boorama
Post

Somaliland oo xayiraad kusoo rogtay Magaalada Boorama

Madaxtooyada Somaliland ayaa go’aamisay in la joojiyo kulanweyne ay Hay’adda UNDP mudo qorsheynaysay in uu ka dhaco magaalada Boorama ee gobalka Awdal, horey Somaliland ayaa u bixisay ogolaanshaha shirkan lagu qaban lahaa magaaladaas, oo ay ka qeybgalayeen dhammaan howlwadeenada UNDP ee Soomaaliya ka howlgala. Shirka ayaa la amray in loo wareejiyo magaalooyinka Burco ama Hargeysa,...

Maxkamadda UCJ oo ku dhawaaqday Go’aan ka careeysiiyay Israa’iil
Post

Maxkamadda UCJ oo ku dhawaaqday Go’aan ka careeysiiyay Israa’iil

Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo ICJ, ayaa maanta sheegtay in deegaamaynta Israa’iil ee dhulka la haysto ee Falastiin ay tahay sharci-darro, dhammaan dawladuhuna ay iska kaashadaan sidii loo soo afjari lahaa colaadda Israa’iil iyo Falastiin. Natiijooyinka ay soo saareen garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, ayaanan aheyn mid isla markiiba dhaqan...