Ninka uu madaxweyne Xi Jinping u magacaabay ra'iisul wasaaraha xiga ee dalka Shiinaha, ayaa waxaa si rasmi ah u ansixiyey baarlamaanka.
Shirka madasha wada-tashiga Qaran oo ka furmaya Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran ee madaxda maamul goboleedyada. Shirkan ayaa diirada lagu saarayaa , sii amba-qaada qorshaha wada- shaqaynta Dowladda Federaalka iyo maamul- goboleedyada iyo dhamaystirka shirarkii madasha. ‘’14 bishaan ayuu dhacayaa shirka madasha watashiga Qaran ajandayaal waa weyn ayaana looga...
Qof kasta oo Soomaali ah waxaa uu noqonayaa mid aqoonsi leh.
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Arrintan oo ka dhigan in muwaadin kasta ay waajib ku tahay qaadashada kaarka aqoonsiga (National ID), tanina ay noqonayso tallaabo wax weyn ka taraysa ; xal u helidda dhibaatada garan-waaga, nabadgalyada, mucaamalaadka maaliyadeed, ganacsiga,...
Beeluhu miyay dib u bilaabayaan howlgaladii ka socda Mudug ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah Galmudug waxaa la xaqiijinayaa in markale ay ka bilowdeen in dib u bilowdo howlgaladii hakadka galay ee ka dhanka ahaa kooxda Al- Shabaab. Inkastoo aan la ogayn sababaha hakada howlgalada keenay , hadana waxaa loo aanaynayaa khilaaf ka jiray habka loo wajahayo iyo hoggaaninta dagaalka iyo howlgalada kooxda...
Somaliland ”shilalka” gawaarida oo xargaha goystay
Gabilay (Raxanreeb ) Laba qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib shil gaari oo ka dhacay dhacay magaalada Gabilay ee Somaliland. Gaari dad shacab ah ay saarnayeen oo safar ahaa ayaa ku rogmay duleedka magaalada Gabilay kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray dadka gaariga la socday. Dhaawacyada qaar...
MUQDISHO : Al- Shabaab miyaa xiray goobihii lagu iibinayay maandooriyaha.
Muqdisho (Raxanreeb ) Inta badan waxaa la xaqiijinayaa in albaabada ay u laaban yihiin goobo badan oo caasimadda ah oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya. Goobo badan oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya ayaa la ogaaday in xilligan ay xiran yihiin , inkastoo ay jiri karaan goobo si qarsoodi ah loogu iibiyo waxyaabaha maanka dooriya....
Magaalada Muqdisho oo lagu dhax dagaalamay & khasaare ka dhashay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo koox la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al- Shabaab ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa yimid markii weerar gaadma ah lagu qaaday bar kantarool oo ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin degmada Huriwaa sida ay sheegeen dadka...
Puntland maxay u diiday shirkii Kismaayo ee maamul goboleedyada?
Kismaayo (Raxanreeb ) Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shir ay lahayeen xubno ka socda maamul goboleeyada dalka. Shirkan oo maalmo ka socday magaalada Kismaayo , waxaa ka qayb galay Wasaaradaha Amniga iyo Taliyeyaasha Booliiska ee Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Miiska go’aanadan waxaa ka maqnayd maamul- goboleedka Puntland...
Gedo : Dad ku dhintay qarax lala eegtay guddoomiye ku xigeenka Buurdhuubo
Buurdhuubo (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaray degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax miino oo waxyeelo gaystay. Qaraxan waxaa lala eegtay Guddoomiye ku xigeenka degmada Buurdhuubo Nuux Xuseen Da’uud , oo gaarigiisa qaraxa loogu xiray , hase ahaatee uu ka badbaaday. RBC warar uu ka helayo degmada Buurdhuubo...
Al-Shabaab oo labo nin ganacsato ah ku dishay Muqdisho
Ururka Al-Shabaab ayaa shaaciyay inay dileen laba nin oo kamid ahaa ganacsatada daroogada noocyadeeda kala duwan ku iibin jiray gudaha magaalada Muqdisho.




