Muqdisho (Raxanreeb ) 11- Bil ayay jirtaa Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud , waxaana sanad wax ka yar hadda soo baxaya warar ku saabsan in Daljir & Damjadiid oo awood qaybsiga Dowladda ku midoobay ku kala dareerayaan Dowladda Hadda jirta. Warkan xooggiisa waxa uu soo baxay maalmo uun ka hor markii...
CDF iyo kuwa Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay Jubbada Hoose ku dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
Warar dheeraad ah oo laga helayo howlgallo qorsheysan oo ay si wadajir ah maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Nabad Sugidda uga sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose kaas oo lagu beegsaday xubno katirsan Al-Shabaab.
Taliyaha booliska Soomaaliya oo si kadis ah ku tagay saldhigyo boolis
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeer kedis ah ku tagay qaar kamid ah saldhigyada booliiska ku leeyahay gobolka Banaadir, si uu ugu kuurgalo shaqooyinka ka socda saldhigyadaasi.
Maxay ka wada- hadleen Mareynkanka & Odayaasha SSC ?
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool maanta waxa kulan ku yeeshay xubno ka kala socda isimada gobolada Sool , Sanaag iyo cayn iyo Dowladda Mareynkanka. Waxaa looga hadlay kulankan intiisa badan dagaalka dadka badan ay ku dhimanayaan ee ka socda magaalada Laascanood halkaa soo weerar ay ku soo qaadeen ciidanka Somaliland. Kulankan oo...
Shacab af-duubtay boolis gaaraya 79 halka ay dileen sarkaal sare oo boolis ah
Sarkaal booliis ah ayaa dhintay 79 kalena waa la qafaashay intii ay socdeen mudaaharaadyo ka dhacay koonfurta gobolka Caquetá ee dalka Colombia.
Xamse Cabdi Barre ‘’ Lama aqbalayo dilalka ka dhacaya Muqdisho ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin falalka amni darro ee ka jira magaalada Muqdisho. Hadalkan waxaa sheegay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo intaas warkiisa ku daray in xukuumaddu ay qaadi doonto – talaabo kasta oo laga hortagayo dilalka ka dhaca caasimadda. Saraakiisha Dowladda ayuu faray in ay...
Biden oo billad sharaf guddoonsiiyay sarkaal sare oo kasoo qeyb galay dagaalkii Vietnam
Ku dhawaad 60 sano ka dib markii uu ku guuleystay abaalmarinta ugu sarreysa ee qaranka, Col. Paris Davis, oo ka fariistay, mid ka mid ah saraakiishii ugu horreysay ee Madow ah ee hoggaaminayay koox gaar ah oo ka qeyb galay Dagaalkii Vietnam, Jimcihii maanta ayuu ku guuleystay.
KISMAAYO : Sarkaal Al- Shabaab oo lagu dilay howlgal
Kismaayo (Raxanreeb ) Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa sheegay in hoggaamiye ka tirsan kooxda Al- Shabaab ay ku dileen howlgal gaar ah . Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab Carab dheeg Axmed ayaa sheegay in 13 ka mid ah Al-shabaab la diley. Ciidanka DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidanka...
Ciidamo hor leh oo – gaaray Laascanood & sida wax uga socdaan
Laascanood (Raxanreeb ) Maamulka magaalada Laascanood ee – gobolka Sool ayaa ku eedeeyay ciidanka Somaliland inay qafaasheen dad aan qeyb ka aheyn dagaalka socda. Duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa shaaciyay in Somaliland xasuuq ay ka wado Laascaanood, isagoo cod dheer ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka iney garab istaag u muujiyaan dadka...
Todobaadkii 2aad oo si sharci-darra ah u xiran yahay Abdalle Muumin
Muqdisho (Raxanreeb ) Xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa todobaadkii labaad waxa uu si sharci darra ah ugu xiran yahay magaalada Muqdisho. Dowladda Soomaaliya wali wax faahfaahin ah aysan ka bixin xariga sharci darrada ah ee Xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin. Xarigga Cabdalla Muumin oo ah mid siyaasadeedaysan ayaa ujeedkiisu yahay in lagu aamusiyo warbaahinta...



