Muqdsho (Raxanreeb ) Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta oo sabti ah waxa ay kulan ku yeelanayaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa Maalihii la soo dhaafay ansixiyay hindise sharciyeedyo dhowr ah oo kasoo gudbay Golaha Shacabka Mudanayaasha Barlamaanka ayaa lagu wargaliyay in maanta uu jiro fadhiga Golaha shacabka , isla markaana xildhibaanada ka...
MD Xasan Sheekh : U xod- xodasho muddo kororsi & falcelin ka dhalatay
Muqdisho ( Raxabreeb ) Dowladda Federaalka Somaaliya ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud ayaa waxa soo bixisa in ay raadinayso muddo kororsi. Guddi gaarka ah oo ka kooban Labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad ee loo xilsaaray meelmarinta mudo kororsiga baarlamaanka 11-aad iyo Madaxweynaha DFS ayaa kuwaas oo isku raaceen. 1- In baarlamaanka 7 maalin...
Somaliland “Waxaan haynaa xog ah in Ciidanka Puntland weerar nagu soo yihiin”
Hargaysa ( Raxanreeb ) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay heshay xog sheegaysa in ciidamada Puntland weerar ku soo qaadi doonaan maalmaha soo socda deegaanada Somaliland. War ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidanka weerarka soo qaadi doona ay yihiin PSF iyo PMPF , sida lagu yiri qoraalka. Waxa sidoo kale warka soo...
XOG : Axmed Madoobe oo ka diiday Villa Somalia qorshe ciidan lagu gaynayo Jubbooyinka
Kismaayo ( Raxanreeb ) Warar lagu kalsoon – yahay oo RBC uu ka helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in shir gaar ah oo ay yeesheen Madaxwayne Xasan Sheekh & Axmed Madoobe is- waa uu ku dhamaaday. Shirkan gaarka ah ayaa ahaa mid labada dhinac ay uga hadleen howlgalada ka dhanka ah Al- Shabaab in laga...
Laascanood : 210 -qof ayaa ku geeriyootay dagaalka galay 24- ka maalmood.
Laascanood ( Raxanreeb ) Waxaa sii kordhaya tirada dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dagaalka ka sii socda magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Dagaalka oo sii socda ayaa keenaya in khasaaraha jira markasta uu kordho isla markaana la soo wariyo tiro badan oo dhimasho ah. Wararka horudhaca ah ee laga helayo magaalada Laascanood ayaa sheegay...
Maxaa hakiyay howlagalada ka dhanka Al- Shabaab ee ka socday dalka ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Waxaa muuqanaysa in hakad uu ku yimid dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socday – gobolada qaar ee dalka. Dagaalkan oo bilowday bartamihii sanadkii hore ayaa hadda u muuqda mid gabaabsi ah oo dowladdu ay ka hakisay howlgaladada dardarka ku socday ee ka dhanka ah kooxda. Dowladda Federaalka...
Hoobiyaal lagu “garacay” degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadda lagu garaacaya hoobiyayaal . illa & lix hobiye ayaa soo dhacay degmada Boondheere . Lama sheegin halka laga soo tuuray Hoobiyaashan oo laga maqlay meelo badan oo magaalada Muqdisho. Dadka shacabka ah ee ku nool degmada Boondheere ayaa bilaabay in ay u cararaan guryaha shubka ah...
Ruushka oo sheegay qaswadayaal Ukraine ka tirsan weerar ay ka geeysteen gudaha Ruushka
Saraakiisha Ruushka ayaa Khamiistii maanta sheegay in qas-wadayaasha Ukraine ay u gudbeen galbeedka Ruushka ayna weerareen tuulooyinka maxalliga ah, iyadoo dagaalku uu sii kordhay sannadkiisii labaad.
Xalka Gedo oo looga hadlayo magaalada Kismaayo + Safarka MD Xasan ee Gedo
Kismaayo (Raxanreeb ) Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa gaaray Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya , halkaas oo uu ka bilaabay kulamo siyaasadeed. Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ka sakow kulmada siyaasadeed waxa uu – u u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo mudnaan siinaya dardar gelinta wajiga labaad ee xoreynta dalka oo qorshuhu yahay in Alshabaab Marka laga...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo go’aano adag kasoo saaray dilalka loo geysto Bajaajlayda
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan dilalka Bajaajleyda oo maalmihii dambe aad u kordhay.

