Category: Warar

Home » Warar » Page 704
Post

Buuq ka dhashay wax ka bedelka dooda Golaha Shacabka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xildhibaanno gaaraya 22 xildhibaan ayaa soo jeedin wax looga beddelayo ajandaha maanta u gudbiyay guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya. Soo jeedinta ayaa sheegaysa in laga hadlo amniga dalka iyo xasaanadda xildhibaannada sida lagu qoray soo jeedinta. Mooshinka amniga dalka looga hadlayo waa ay meel mariyeen xildhibaannada dooddiisa ayayna bilaabayaan daqiiqadaha...

Post

Iska hor imaad ka dhacay degmada Aadan- Yabaal & xaalada oo degan.

Aadan- Yabaal ( Raxanreeb ) Ciidamada dowladda oo saaka dagaal  laba geesood ah ku qaaday degmada Aadan Yabaal ee gobolka  Sh/dhexe. Khasaare isugu jira dhimasho & dhaawac ayaa ka dhashay weerarkan oo muddo saacada ah socday. Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa sheegay in dagaalkaas ay ku dileen xubno ka tirsan kooxda Al- Shabaab. DHANKA...

Post

Shirka Warbaahinta istaraatijiyadda oo ka billowday Istanbul

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Daud Aweys Jaamac, ayaa maanta magaalada Istanbul kaga qeybgaley Shirka Istaraatiijiyadda Warbaahinta Caalamiga, xilli dunida ay ka jiraan caqabado iyo xasarado kala duwan oo u baahan in lagu dabaqo siyaasad cusub oo dib loogu qaabeynayo isbaddellada socda.

Post

Canada oo Soomaaliya ugu yaboohday malaayiin dollar

Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay saamaynta abaartu ku yeelatay dadka nugul ee markii horeba la daalaa dhacayay saboolnimada, amni-darrada iyo masiibada COVID-19.

Post

Todoban qof oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Jowhar (Raxanreeb )  Weerar ay ku dhinteen  in ka badan  toban qof ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab ay ka gaysteen gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkan oo ka dhacay deegaanka Nuur-Dugle waxaa halkaas ka – gaystay kooxda Al- Shabaab oo dagaal uu kaga furan yahay gobolka Shabeellaha Dhexe. Xubno ka tirsan  kooxda ayaa sidoo...