Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya Jeneraal Sulub Axmed ayaa maanta shaaciyay in uu xaliyay caqabado badan oo bulshada reer Muqdisho ka haystay shaqada CID-da.
Deni muxuu ka doonayaa magaala xeebeedka Caluula ?
Boosooso ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in booqasho maalmo qaadan doonto uu ku tago magaala Xeebeedka Caluula ee gobolka Bari. Xubno ka tirsan Xafiiska Warfaafinta Madaxwayne Saciid Cabdullaahi – Deni ayaa sheegay in baaqashada Saciid uu ay salka ku hayso kulamo uu la qaadanayo Odayaasha deegaanka. Waxa uu salka...
Garsoore Saalax Dheere oo ku soo biiray kooxda caburinta saxaafadda Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe (Saalax Dheere) oo ah garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ayaa illaa shalay ku jiray orod iyo wicitaan telefoonno uu ku doonayo in lagu dacweeyo saraakiisha xabsiga dhexe ee Muqdisho isagoo ka xun in Xoghayaha Somali Journalists Syndicate – SJS Abdalle Mumin laga siidaayey xabsiga dhexe maalintii shalay. Saalax...
ATMIS miyay markaan Al- Shabaab ka saaraysaa Shabeellaha Hoose
Marka (Raxanreeb ) Shir looga hadlayay amniga iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ayaa la sheegay in dhawaan ay ka bilaaban doonaan deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose. Shirkan waxaa ka qayb galay , saraakiisha ciidanka Dowladda , Nabad sugidda iyo kuwa howlgalka ATMIS ee ku sugan Shabeellaha Hoose . Waxaa la ...
Waa sidee xaaladda magaalada Laascaanood maanta?
Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in rasaas goos goos ah laga maqlayo gudaha, inkastoo ay si guud u deggan tahay xaaladda.
Dowladda Jabuuti oo beenisay inay lug ku leedahay hurinta dagaalka Laascaanood
Dowladda Jabuuti ayaa war rasmi ah oo ay soo saartay ku sheegtay inaysan wax lug ah ku laheyn dhex-dhexaadinta dhinacyada isku haya magaalada Laascaanood, islamarkaana aysan cidna la safan.
Ciidamada Ruushka oo kaabiga u saaran magaalada Bakhmut ee Ukraine
Ciidamada Ruushka ayaa ku soo siqaya dhanka magaalada Bakhmut ee Ukraine oo ay haatan dhul ku dhaw gacanta ku dhigeen.
DHACDO Naadir ah : Maxkamadda Jowhar oo dawcad ka socotay oo toogasho ka dhacday
Jowhar ( Raxanreeb ) Laba qof oo la horkeenay Maxkamadda Degmada Jowhar ayaa isla maxkamadda dhexdeeda lagu dilay. Labada qof ayaa ku eedeysnaa dilka wiil afar jir ah. Waxaa la sheegay Aabbaha wiilka la dilay oo askari ah inuu ku dhax toogtay labada qof gudaha maxkamadda magaalada Jowhar. Wiilka yar ee askariga dhalay ayaaa todobaadyo...
Xukun sharci- darro ah oo lagu riday xoghayaha SJS Abdalla Ahmed Muumin
Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka xoghayaha Ururka SJS Cabdalla Axemd Muumin oo ay dacwad ka taalay Maxkamada Waxayna Maxkamada ku xukunta labo bilood oo Xabsi ah Sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud Dabaan. ” Go’aankaan inuu cadaalad ku saleysan yahay ma’aaminsanin, waxaan...
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada laascaanood oo saakay mar kale dagaal ka qarxay
Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa weli ka socdo dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka, kaas oo galay maalintii 8-aad, ayadoona uu kordhay khasaaraha.

