Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xiriira deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta iyo soo jeedinta magacaabista Guddoomiye Ku Xigeenka cusub ee Bankiga Dhexe. Kulan ayaa Golaha Wasiirradu ku ansixiyeen Qaraar ka kooban 12 qodob oo...
MD Xasan Sheekh oo gaaray Sh. Dhexe & kulan uu la qaatay Saraakiisha
Nuur-dugle ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirshabelle oo ka mid ah goobaha ciidamada Xoogga dalka iyo shacabka oo iskaashanaya ay ka xoreeyeen Khawaarijta. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ciidamada Xoogga dalka iyo shacabka ku nool Hirshabelle, gaar...
Kenya oo sheegtay dagaalyahano katirsan Al-Shabaab inay dileen
Ugu yaraan 12 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay kaddib dagaallo ay ciidamada Kenya la galeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.
DF oo sheegtay in ay dishay xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la so dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Al-Shabaab ka fuliyne degaanka Sabiid oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose
DF oo sheegtay in dhowaan shir muhiim ah uga furmayo Muqdisho
Shirka guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tiirka horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa shalay lagu qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya, Xamza Cabdi Barre
DABAGAL : Balan ka baxa Kenya & Dulqaadka Soomaaliya.
Muqdisho ( Raxanreen ) Waxaa muuqanaysa in dowladda Kenya ay ka baxday heshiisyo dhawr ah oo ay la gaartay Soomaaliya taas oo dhanka kale saameyn muuqata ku yeelatay muwaadiniinta Soomaaliyeed. Heshiis bishii 9-aad 2022 ka labada dal ay ku kala saxiixdeen ayaa qeexayay in la fudeydiyo isku socodka iyo ganacsiga labada dal, laakiin taas waxa...
Dowladda oo sheegtay in 49 xubnood oo ka tirsan Al- Shabaab lagu dilay duqeyn xagga cirka ah.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federqqlka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in 49 xubnood oo ka tirsan tirsan Al-Shabaab ay ku dileen howlgal iyo duqeymo qorshaysan oo ay ku qaaday saldhigyo ay ku sugnayeen Al- Shabaab. Warsaxafadeed ka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in sidoo kale duqeyntaas oo ka dhacday deegaanka Buulo...
Dhulgariir xoggan oo ku dhuftay waqooyi galbeed ee Turkiga oo ay ku dhaawacmeen 50 qof
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 ayaa ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga saacadihii hore ee Arbacada maanta ah, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 35 qof.
Maxkamadda ciidamada oo xukun ku ridday askeri horey dil u geystay
Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari katirsan ciidamada Booliska Maamulka Koonfur Galbeed, kaas oo horay tooreey ugu dilay Muwaadin kale
Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay ergayga cusub ee Midowga Afrika
Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohammed El-Amine Souef, ayaa maanta oo warqadihiisa aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya. , Xasan Sheekh Maxamuud

