Taliyaha booliska Soomaaliya, Cabdi xasan Maxamed (Xijaar), ayaa sheegay inay soo gaba gabeeyeen, Ciidamada ammaanka weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen hotel Xayaat, KM4 Muqdisho.
Muran- la galiyay in xildhibaan loo dhaariyo Madaxwaynihii hore Dalka Farmaajo.
XildhibaanCabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlay kulanka dhankiisa ayaa sheegay in uu kamid yahay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee mooshinka gudbiyay
Booliska oo ka hadlay soo afjarista Weerarkii Hotel Xayaat ayaa ka gaabsaday khasaarihii ka dhashay.
Taliye Xijaar ayaa tilmaamay in ay aad ugu xun- yihiin khasaaraha dhimasho , dhaawac & hanti ee ka dhashay.
Caalamka oo laga waynaynayo maanta Xuska Caalamiga ah iyo Xusuusta Dhibbanayaasha Argagixisada.
Iyadoo aduunyadu ay xusayso maalintaas caalamiga ah ayaa Soomaaliya waxaa ka dhacaya gaboodfalo ka dhan ah xuquuda Aadanaha ....
Maxay tahay sababta Hotelka Xayaat looga maqlayo rasaasta ?
Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhintay dagaalka ku billawday Qaraxyada ee Al-Shabaab ku qaaday Hoteelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho
Xoolo dhaqato loo dilay Khilaaf ka dhashay dhul -daaqsin
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Arrimaha Bulshada degmada Walanweyn ee Shabeellaha Hoose Axmed Kheyr Cabdow ayaa sidoo kale lagu
Golaha Shacabka oo kulan yeelanaya & Xildhibaano ka hadli Amniga Muqdisho
Waxaa sidoo kale lagu wadaa in kulanka lagu doorto guddoonnada guddiyada baarlamaanka golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad.
Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay soo afjareen weerar qaatay 30 saacadood
Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay soo afjareen weerar qaatay 30 saacadood
Khasaaraha Weerarkii Hotelka Hayaat oo Sii Kordhaya iyo Meydad Laga Soo Saaray
Ciidanka Kumaandooska ayaa ilaa iyo xalay isku dayayay inay kasoo badabaadiyaan dad ku go’doomay gudaha, waxaana sacadii dambe soo baxayay
Odayaal dhaqameedyo ku baaba’ay Hotel Xayaat
Weerar loo adeegsaday qaraxyo iyo hubka fud fududoo ay ku qaadeen Al-Shabaab, xalay fiidkii Hotel ku yaalla Muqdisho laguna magacaabo Xayaat Hotel.









