Islambad (Raxanreeb ) –Pakistan ayaa dalkeeda ka saaraysa qaxooti badan oo inta badan ka soo jeeda dalka Afganistan sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaas . Wajiga labaad ee daabulida qaxoootiga ayaa lagu wadaa in ay bilowdo Pakistan qorshahaas ayaa muran badan dhaliyay Mas’uuliyiinta Pakistan ayaa qorshaynaya inay dalka ka saaraan in ka badan 800,000 oo Afgaanistaan...
Category: Wax ka Dheh
7 sanno ka dib aas aasaha WikiLeaks miyuu helayaa xoriyadiisa ?
London (Raxanreeb )- Julian Assange oo ah aas aasaha website-ka WikiLeaks ayaa laga sii daayay xabsiga UK oo u ku xirnaa muddo 7 sanno ah isaga oo qirtay eedaymaha loo haystay ee basaasida dowladda Mareynka. Barta X, oo hore loo oran jiray Twitter, oo soo xiganaysa Wikileaks waxay sheegtay in Assange uu ka baxay xabsiga...
Fowsiyo Xaaji ‘’ Xasan Sheekh wuxuu iga hiilayay Jabuuti ‘’- Kama harayo Tartanka IGAD.
Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Yuusuf oo mar dalka ka soo noqotay Ra’iisulwasaare ku xigeen iyo Wasiirka arrimaha dibadda ayaa sheegtay in Xasan Sheekh Maxamuud ku amray in ay ka harto tartanka Guddoonka Urur Goboleedka IGAD. Fowsiyo waxa ay sheegtay in Xasan Sheekh uu ugu hiiliyay , Dowladda Jabuuti horeyna sidan oo kale Kenya...
CABURIN : Beegsi & ugaarsi lagu hayo dadka isticmaala baraha bulshada.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u digayso shaqsiyaadka baraha bulshada ku dhaliila dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Qoraal uu soo saaray Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in talaabo adag laga qaadi doono qof kasta oo isku daya kicin dadwayne iyo soo bandhigid waxyaabo aan u wanaagsanayn...
HARGAYSA : Somaliland oo laga xusay 18 May sanad guuradii 33-aad ee gooni isu taageeda
Hargaysa (Raxanreeb )- Xukuumadda Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaya sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga Guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland iyo degmooyinka, ayey isugu soo baxeen boqolaal dadweyne ah oo u dabaal degayey xuska 18-ka May, oo sanad kasta laga xuso Somaliland. Munaasabadda ugu weyn ayaa ka dhacday fagaaraha loogu...
Wasiirka Gaashaandhig oo ceeb dhax fadhiya !.
Muqdisho (Raxaneeb )– Markii ay soo baxday in la lunsaday Saadkii ciidanka gaarka ah ee Danab ee dowladda Soomaaliya waxa isa soo tarayay dhaleecaynta loo jeedinayo dowladda Soomaaliya. Waxaa farta lagu fiiqay durbadiiba Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Jaamac oo laga dalbaday inuu bixiyo jawaab deg deg ah oo ku haboon lunsashada saadka ciidanka. Guddiga...
FADEEXO : Wasaaradda Gaandhigga oo qirtay in la lunsaday saadka ciidanka.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la leexsaday raashiin iyo agab kale oo loogu talagalay Ciidamada gaarka u tababaran ee Danab oo uu taakuleeyo Mareykanka. Sido kale waxey xuseen in shaqo ka joojinta iyo xabsiga lagu hayo saraakiil ka tirsan Danab si loola xisaabtamo, sida ay ka sheegeen kulan dhawaan ku...
WARSAXAFADEED : MW Xasan miyuu soo dabcay ? , hadalo uu jeediyay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee kala dhaxeeya dowlad goboleedyada iyadoo saldhig uga dhigaysa mabaadi’da dastuureed ee hagaysa hannaanka wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada si loo dardargeliyo fulinta ajendayaasha qaran oo ay ugu horreeyaan adkaynta amniga dalka, dhammaystirka Dastuurka Dalka oo...
Itoobiya : Rabashado ka dilaacay Waqooyiga Adis Ababa.
Adis Ababa (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay meela kala duwan ee dalka Itoobiya ah sida ay sheegayaan goobjoogayaal ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Dagaal ayaa ka dhacay mid ka mid ah deegaannada lagu muransan yahay ee u dhaxeeya gobollada Tigray iyo Amxaarada ee waqooyiga dalka...
Catrain “Mustaqbalka Soomaaliya mugdi ayuu ku jiraa haddii…‘’
Garoowe (Raxanreeb )- Mar warbaahinta ay kula hadlaysay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catrain Laing ayay sheegtay in muhiim ay tahay in wada hadal iyo is qancin lagu dhameeyo muranka wax ka bedelka Dastuurka. Waxa ay sheegtay haweenaydan in ay muhiim ay u aragto in la qanciyo maamul goboleedka Puntland oo...









