Ra'iisul wasaaraha ayaa labadii cisho ee ugu dambeysay ku sugnaa deegaanka Soomaalida isagoo
Month: October 2022
KENYA : 3-Bil gudaheed 8 Milyan oo Dollar ayay ka heshay Jaadka ay u soo dhoofiso Somalia.
Heshiiska labada dal ayaa waxaa faa' idada ugu badan u dhacaysaa Dowladda Kenya waxaana soo baxaya in Kenya dhankeeda uusan ka fulin qodob.
MD Xasan & Ujeedka Safarada uu ku tagayo gobolada dalka.
Warar kale oo aan ka helayno xafiiska Madaxwaynaha ayaa sheegaya in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud sidoo kale uu tagi doono gobolka Mudug...
Madaxda Hiiraan iyo xildhibaano qiimeynaya khasaaraha gaaray buunddada Buula Burde
Waxa weli go'an buundada magaalada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan oo shaley la qarxiyay
Ciidamada DF oo la wareegay deegaano cusub: Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saacadihii ugu danbeeyay howlgallo ay ka sameeyeen deegaannada Gobolka Hiiraan ee Bartahama Soomaaliya ka saaray goobo A-Shabaab ay haysteen sida lagu sheegay warbaahinta Ciidamada SNA Radio
Mustafe Cagjar oo sheegay DFS inay ka taageeri doonan la dagaallanka Al-Shabaabd
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed xilligaan dhibaatada heysta kaliya ay tahay mid ay ku hayaan Ururka Al-Shabaab oo weeraro kala duwan ka geysta Gobolada dalka Soomaaliya
Waa sidee Dhaawacyada isbitaallada Muqdisho ee laga keenay Buulaburde ?
Saraakiisha caafimaadka isbitaalada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qaar ka mid ah dadka soo dhaawacmay
Nin Soomaali oo weerar khasaare kala duwan ka dhashay ka geystay Jarmalka
Muwaadin Soomaaliyeed ayaa laba qof ku dilay mid kalena dhaawacay kadib weerar uu ka geystay duleedka magaalada Ludwigshafen ee gobolka Rhineland ee dalka Jarmalka
Xogta qorshaha lagu weerarayo saldhigga ugu weyn ee Al-Shabaab
Madaxweynaha HirShabeelle oo hoggaaminaya howl-galka gobolka Shabeellada Dhexe looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay shaaciyay inay qorsheynayaan qabsashada saldhiga u weyn Al-Shabaab ee gobolkaas
MD Xasan Sheekh Dib u eegis miyuu ku samaynayaa howlgalka Sh. Dhexe (XOG )
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ayaa la xaqiininayaa inuu ka fakarayo sidii uu ula imaan lahaa qorshe ka duwan kan hadda lagu wajahayo Shabeellaha Dhexe.