Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Xaruunta Wasaaradda ay galayn koox hubeysan oo lagadhex dagaalamayo
Month: October 2022
Askari katirsan Ciidamada DF oo dil u geystay gabar ardayad ah
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun leh oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo lagu dilay gabar ardayad aheyd, mid kalena lagu dhaawacay, kadib rasaas uu ku furay askari ka tirsan dowladda
Shirka golaha wadatashiga qaran oo maanta lasoo gabagabeeyo
Shirka golaha wadatashiga qaran ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa lagu waddaa in maanta lasoo gabagabeeyo
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa fulineysa toogashadii ugu badneyd maalmaha soo socda
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo maalmihii ugu danbeeyay kordhisay fulinta toogashada ah ayaa lagu wadaa in 60 cisho ee soo socdo ay soo gabagabeyso xubnaha Al-Shabaab ee toogashada lagu xukumay
Booliska Soomaaliya oo digniin adag u diray Haweeney dishay gabar shaqaale ka ahayd gurigeeda
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa digniin u diray odayaal dhaqan oo la sheegay inay hor taagan yihiin maxkamadaha dalka, kuwaas oo doonaya inay xeer dhaqameed ku xaliyaan kiiska gabar 7-sano jir ah oo maalmo ka hor lagu dilay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir
Mareykanka: “Shiinaha waa khatarta ugu weyn ee danaha Mareykanka
Sida lagu sheegay Qorshaha Difaaca Qaranka ee Maraykanka oo dhowaan la sii daayey, dalka Shiinaha ayaa ah caqabadda ugu sarraysa ee danaha amniga qaranka ee Maraykanka, halka Ruushka lagu tilmaamay in xaaladdiisu ay tahay mid “ba’an”, maadaama uu sii wado dagaalka “axmaqnimada” ah ee uu ka wado dalka Ukraine
Dagaal xooggan oo ka dhacay Shabeellaha hoose
Dagaalka oo ahaa mid aad u xoogganaa ayaa xalay waxaa uu Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo xubno kamid ah Ururka Al-Shabaab uu ku dhexmaray degaanka Birtaqleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Deni oo lakulmay James Swan oo muddo xileedkiisu dhammaaday
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo usoo dhammaatay shaqadii diblumaasiyadeed ee uu Soomaaliya u joogay.
Ciidamada ATMS qaar katirsan oo dalka ka baxay maanta
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamuusay askarta Uganda ee uu wakhtigooda dhammaaday doorkii ay ka qaateen dadaallada nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.
XOG HOOSE: KULANKA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WARBAAHINTA HAWIYE
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan qarsoodi lagu sheegay la qaatay agaasimayaal ka tirsan warbaahinta gudaha oo ay isku beel yihiin kuwaasoo uu ka codsaday in qaab qabiil lagu taageero dowladdiisa