Day: September 18, 2023

Post

4 killed in roadside blast in Kenyan border region

At least four people were killed and eight others wounded in a roadside blast on Saturday evening in Mandera County near the Kenya-Somalia border, police said on Sunday. A minibus that was traveling from Mandera to neighboring Wajir County was hit by a bomb set by suspected al-Shabab terrorists, according to a police report on...

Post

Al-Shabab attacks Ethiopian military convoys in Somalia

Al-Shabab militants attacked convoys carrying Ethiopian soldiers in Somalia’s southwestern Bakool region early Sunday, Somali officials said. The ambush targeted two convoys, one traveling from the Somali town of Yeed to Wajid and the second convoy as it traveled from El Barde to the town of Huddur. Ethiopian troops have bases in Wajid and Huddur....

Post

Diplomatic row looms after Jubaland appoints envoy to Kenya

The decision by Jubaland State of Somalia President Ahmed Mohamed Islam to appoint an envoy to Kenya has caused controversy as the Federal Government of Somalia already has an ambassador in Kenya. The President appointed  Sadik Abdullahi Bogale as envoy to Kenya on Friday affirming that the diplomat’s core mandate will be to advance Jubaland...

Dowladda Itoobiya oo beenisay warkii kasoo baxay Al-Shabaab
Post

Dowladda Itoobiya oo beenisay warkii kasoo baxay Al-Shabaab

Bakool (Raxanreeb) Dagaal culus oo saacado badan socday ayaa shalay deegaanno katirsan gobolka Bakool ku dhax maray kolonyo ciidamo Itoobiyaan oo safar ahaa iyo dagaalyahannao katirsan kooxda Al Shabaab oo jidka u galay. Sidoo kale, Socdaalka ciidamo Itoobiyaan ah oo ku kala jeeday magaalooyinka Waajid iyo Xudur ayaa siyaabo kala duwan jidka loogu galay, waxa...

ATMIS oo ka baxday saldhigyo hore leh iyo tirada dalka ka baxday
Post

ATMIS oo ka baxday saldhigyo hore leh iyo tirada dalka ka baxday

Muqdisho (Raxareeb ) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika Taliska Ciidamada ATMIS ayaa  hadda bilaabay Wajigii Labaad ee dhimista Ciidamada midowga Afrika ee ka baxaya Soomaaliya. ATMIS ayaa maanta baneeyey Saldhigga Ciidanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe...