Day: September 11, 2023

Home » Archives for September 11, 2023
Post

Somali forces retain key base following al-Shabab attack

Somali government forces have repulsed an al-Shabab attack on a key military base in the southern Lower Shabelle region. Hundreds of militants attacked government forces in the key town of Awdhegle on the bank of the Shabelle River early Sunday, officials said. The attack sparked heavy fighting between al-Shabab fighters and government forces who have...

Post

Somalia signs CTBT, “Testament to unwavering commitment to peace, security”

The Federal Republic of Somalia signed the Comprehensive Nuclear-Test-Ban Treaty on 8 September in a signing ceremony in New York, bringing the total number of signatures to 187. The event was attended by Abukar Dahir Osman, Permanent Representative of the Federal Republic of Somalia to the United Nations, who signed on behalf of his country,...

Post

Turkish president meets Saudi crown prince in India

Turkish President Recep Tayyip Erdogan on Sunday met Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman in India for talks. The closed-door meeting came on the sidelines of the final day of the G-20 summit in the capital New Delhi. “During the meeting, bilateral relations between Türkiye and Saudi Arabia as well as regional and global issues...

Post

Khatumo SSC must be recognized as the newest Federal Member State of Somalia

In the pursuit of a united and vibrant Somalia, we stand before a momentous occasion to acknowledge the remarkable role played by the resilient people of Khatumo SSC. Their unwavering dedication has not only achieved substantial unity but has come at the highest personal cost for the betterment of our beloved motherland. After 63 years...

Ciidanka DFS oo isaga baxay deegaanka Ceelgaras  ee gobolka galgaduud.
Post

Ciidanka DFS oo isaga baxay deegaanka Ceelgaras  ee gobolka galgaduud.

Ceelgaras (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in caawa isaga baxeen deegaanka Ceelgaras ee   gobolka Galgaduud halkaas oo ay maamuli jireen kooxda Al- Shabaab. Dowladda Soomaaliya wax faahfaahin ah ma aysan ka bixin sababta keenay in maanta  oo ay ciidanka la wareegeen dib ay ugu baxaan hadana deegaankaas oo ka mid ah...

Post

UN agencies FAO and WFP collaborate to enhance humanitarian aid efforts in Somalia

 In a groundbreaking move aimed at bolstering humanitarian assistance efforts in Somalia, the Food and Agriculture Organization (FAO) and the World Food Programme (WFP) have officially signed a comprehensive data sharing agreement in Mogadishu. The two prominent United Nations agencies, renowned for their extensive operations catering to millions of vulnerable individuals in Somalia, are set...

Saraakiisha Dowladda oo laga shakiyay & Awood la siiyay Gen .Odawaa
Post

Saraakiisha Dowladda oo laga shakiyay & Awood la siiyay Gen .Odawaa

Muqdisho (Raxanreeb ) Howlgalada ka socda deegaano badan oo  Galmudg iyo Hirshabeelle ah waxaa hareeyay shaki badan oo laga qabo xagal daacin ay ku hayaan saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa loogu baaqay inuu muunjiyo feejignaan dheeraad ah oo la xiriira cida uu u wakiilanayo howlgalada ka socda meelo  badan oo...

Isra’il oo ku dhaaratay inay weerar ku qaadayaan Iran
Post

Isra’il oo ku dhaaratay inay weerar ku qaadayaan Iran

Ninka ugu sarreeya sirdoonka Israel David Barnea ayaa ku hanjabay in Mossad ay beegsaneyso bartamaha Magaalada Tehran ee Caasimadda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan kaddib markii sirdoonka Iiraan ay sameeyeen in ka badan 20 isku day oo lagu beegsanayo danaha Yuhuudda ee caalamka.

11-Sebtembar darteeda , dalal badan oo Islaam ah ayaa loo burburiyay
Post

11-Sebtembar darteeda , dalal badan oo Islaam ah ayaa loo burburiyay

NewYork (Raxanreeb ) Dhacdada 11-Sebtembar 2001, waxey aheyd dhacdo aduunyada oo dhan gilgishay oo iyada oo kale aan horey loo arkin. Waxaa lagu weeraray laba dhismo oo ku yaala magaalada Newyork wadanka mareykanka. Mareykanka markiiba waxuu ku eedeeyey iney soo weerareen Alqaacida (oo aheyd markii ugu horeysay oo aan maqlo)oo Usama bin Ladin uu hogaamiyo...