Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dhuusmareeb waxaa ka taagan khilaaf ka dhashay xil ka qaadis uu Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid uu ku sameeyay wasiirka arrimaha gudaha maamulkaas Cabdi Maxamed Jaamac waayeel. ‘’Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa shaqadi ka joojiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug ka dib markii uu Xagal daaciyay Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab...
Day: September 6, 2023
Xasan Sheekh oo ka degay degmada Aadan Yabaal
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta diyaarad ku tegay degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Masar oo dooneysa in heerka dhalmada hoos loo dhigo
Madaxweynaha dalka Masar Cabadul Fattah al sisi ayaa sheegay in dalkiisu u baahanyahay inuu hoos u dhigo heerka dhalmada sibuu yiri looga baaqsado musiibo.
Iran iyo Sacuudi Carabiya oo 7 sano kadib is-dhaafsaday safiiro
Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iran ayaa Talaadadii gaaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah, halka dhiggiisa uu ka degay Riyadh, taasi oo adkeysay dib usoo celinta rasmiga ah ee xiriirka diblomaasi ee labada dal oo go’naa toddoba sano.
President Deni’s Vision for Puntland’s Future: Balancing Progress and Challenges.
By: Mohamed Abdiqafar Haji Hussein. President Said Abdulahi Deni spoke in Qardho city on Saturday, August 12, 2013, about the progress that the city has made since the election of the city council last year. At the end of his speech, the President took advantage of the opportunity to talk about the results of the...
CAYLI Jayte oo sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh
Maxaas (Raxanreeb ) Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo u dhaxeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud iyo beelaha dega Hiiraan. Waxaa ku sugnaa kulamadan Waxgaradka iyo ugaasyada beelaha Hiiraan kuwaas oo tabasho ka qaba maamulka Hirshabeelle ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Cali Guudlaawe. Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya...
CHAMPIONING THE FIGHT AGAINST TERRORISM AND RESHAPING SOMALIA’S IMAGE
SOMALI YOUTHS’ PRIMARY PRIORITY: Throughout history, young people have played crucial roles in shaping transformative movements, from the rise of Islam to the struggle for Somalia’s independence. Somali youths, inspired by a deep sense of national identity and a longing for freedom, actively participated in resistance against colonial powers during the early days of the...
SOOYAALKA Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cawswayne , Galgaduud
Muqdisho (Raxanreeb) Shaah ma Cabe, Waa 39 jir dhashay Sanadkii 1984tii, Qoyskiisu waxa ay ahaayeen Reer Miyi, waxa uuna ku dhashay Deegaanka “Muluqeey” oo u dhaw “Biyacade” oo Wakhtigaa ka tirsaneed Degmada “Mahadaay” Gobalka Shabeelaha Dhexe. Halkaa oo ay Deganaayeen Aabihii Xasan Tifow iyo Hooyadii Fadumo Rooble Cadow, in kasta oo uu 39 Sano Jir...
Qabiil iyo qurunkiisa qurbo ugu imoow!
Oslo (Raxanreeb ) Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga dhigayaa in inteena badan ee qurbaha ku nool aan nahney dad shaqeysta, ku liita is-dhexgalka umaddaha ay la nool yihiin. Waxaan u badan nahney dad jismi ahaan qurbo degan, qalbi ahaanse weli dalkaa jooga....
‘An important day’: St. Paul opens nation’s first East African magnet school
The kids coming off the buses Tuesday were planning on spending the day meeting their teachers, making new friends, and settling into a new school routine. Making history was not on their minds. But as the first students to attend St. Paul’s East African Elementary Magnet School in St. Paul, that’s what they were doing....