Day: September 26, 2023

Home » Archives for September 26, 2023
Post

Uproar over proposal to lengthen Kenya president’s term

A senator who belongs to the ruling coalition in Kenya has proposed an extension of presidential term limits from the current five to seven years, sparking sharp reactions in the country. Nandi Senator Samson Cherargei says President William Ruto, who has been in office for just about a year, might not have enough time to...

Post

Al-Shabab militants killed in raid after truck bomb – Somalia

The Somali government says its forces killed scores of al-Shabab militants just a day after a truck bomb killed at least 10 people in the central town of Beledweyne. Deputy Information Minister Abdirahman Al-Adalah says the Somali army and local militia attacked the militant camp in Caad village in Galmudug state. The number of al-Shabab...

Dilka Chris Kaba oo kadhashay qilaaf soo kala dhexgalay boliiska iyo dowladda UK
Post

Dilka Chris Kaba oo kadhashay qilaaf soo kala dhexgalay boliiska iyo dowladda UK

London (Raxanreeb) Khilaaf xooggan oo u dhaxeeya dowladda UK iyo ciidanka booliiska hubeysan ee dalkaasi ayaa meel xun gaaray waxaana khilaafkan uu sababay in askar badan oo katirsan booliiska hubeysan ay joojiyaan shaqadii ay hayeen. Sidoo kale, Askartan shaqada joojiyay ayaa la sheegay in ay ka carroodeen xukun lagu riday askari katirsanaa booliiska huba qaataa,...

Maraykanka iyo Kenya oo iska kaashanaya Difaaca
Post

Maraykanka iyo Kenya oo iska kaashanaya Difaaca

Nairobi (Raxanreeb ) Dowaldda Maraykanka iyo Kenya ayaa maalintii Isniintii kala saxeexday heshiis iskaashi oo la xiriira difaaca, kaas oo looga dan leeyahay in lagu xoojiyo la dagaalanka argagixisada Bariga Afrika iyo in taageero loogu muujiyo dedaalada ay Kenya ku doonayso inay ku hoggaamiso hawl-galka dhinaca amniga ee dalka Haiti oo ay sheegtey in ay...

Masar oo kudhawaaqday inay qaban doonto doorashada Madaxweynaha
Post

Masar oo kudhawaaqday inay qaban doonto doorashada Madaxweynaha

Masar (Raxanreeb) Dowladda Masar ayaa shaaca kaqaaday in ey qaban doonta doorasho madaxweyne taas oo socon doonta saddex maalmood bisha December, waxaa sidaas Isniintii ku dhawaaqay mas’uuliyiin katirsan dowladda, ayada oo la filayo in madaxweyne Cabdiftaxax al-Sissi uu xukunka kusii nagaado illaa 2030. Sidoo kale, Waleed Hamza, guddoomiyaha Maamulka Doorashooyinka Qaran, ayaa sheegay in cod...

FAAHFAAHIN : Dagaal  khasaare gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo
Post

FAAHFAAHIN : Dagaal  khasaare gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb ) Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii kooxda Al- Shabaab weerar ay ku qaadeen fariisimo ciidanka maamulka koonfur Galbeed ay ku lahaayeen duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bakool. Xubnaha Shabaabka ah ayaa weerarka ku eekeeyay saldhigyada ciidanka dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ku leeyihiin deegaanada Wargaduud iyo Xanaano oo ah deegaano dhaca Waqooyiga...