Day: September 3, 2023

Home » Archives for September 3, 2023
Suxufiyiinta Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL
Post

Suxufiyiinta Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL

Muqdisho (Raxanreeb ) Saxafiyiinta Muqdisho ka hawlgala ayaa maanta qabtay kulan ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa la siiyo Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul. Saxafiyiinta ayaa ku baaqay in la joojiyo cabburinta lagu hayo saxaafadda. Bulbul ayaa maalinkii 18aad ku jira xarif sifo afduub ah. War Wadajir...

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada
Post

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada

Maxaas (Raxanreeb ) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka ee  gobolka Hiiraan. Degmada  Maxaas waxaa ku  sugann xubno ay ka  mid yihiin  Wasiirka Batrooka ee Dawladda Federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Xasan Sheekh ayaa dhawrkii todobaad...

Ma – la joogaa  waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.
Post

Ma – la joogaa  waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (Raxanreeb ) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Jaamac. Tan iyo  markii uu dhacay weerarkii Cawswayne oo ciidamo fara badan ay ku dhinteen waxaa hakad ku  yimid howlgalada iyo dhaqaaqa ciidanka Dowladda ee deegaanada kale. Eedaha ugu badan waxaa xilligan wajahaya wasiirka gaashaandhigga oo shaki badan...