Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan iyo ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa markii ugu horreysay u kulmay si fool-ka-fool ah Talaadadii, xilli labada dal ay billaabeen inay hormariyaan xiriirkooda.
Day: September 20, 2023
Duqeyn dad rayid ah ay ku dhinteen oo ka dhacday gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya
Dadka ku nool gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in tobaneeyo qof oo rayid ah ay ku dhinteen duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
Lix Falastiiniyiin ah oo ciidamada Israa’iil ku dileen Daanta Galbeed iyo Qaza
Lix falastiiniyiin ah ayaa naftooda ku waayay weerarro kala duwan oo ciidamada Israa’iil ku qaadeen Daanta Galbeed ee la haysto iyo marinka Qaza.
Ciidanka Puntland oo mushaar la’aan ah iyo DENI oo iska maqan
Muqdisho (Raxamnreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in ciidanka maamulkaas ay wajahayaan xaalad mushaar la’aan ah. Siyaasiinta deegaanada Puntland ayaa sheegay in tan wax badan ay u dhami karto hanaanka maamulka maadama tabashooyinka laga qabo saciid DENI ay is biirsadeen. Mushaar la’aanta baahsan ee ciidamada ayaa marar kala duwan...
UK Announces £5 Million in Funding for Somalia’s Security Forces
The UK Government has announced a further £5 million in funding for the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to support Somalia’s Security Forces (SSF). The new funding was announced during a meeting between Somalia’s National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, and the UK’s Deputy National Security Adviser for International Affairs, Dame...
11 Somali soldiers killed as AU forces start second round of troop drawdown
Eleven Somali government soldiers were killed and three others injured in a roadside explosion Monday in the southwestern Gedo region, officials said, as the African Union peacekeeping force began a second round of troop withdrawals. The explosion targeted a convoy of military vehicles between the towns of Luuq and Doolow, deputy governor of security and...
Somali Ethiopian refugees in Bosaso unhappy to lose education support for their children
Mohamed Haybe Hassan is worried about his five children who were forced to drop out of Ugas Yasin School in Bosaso when support for their tuition ended. Four of the children were set to join secondary school. The school serves 3,000 students from Somali Ethiopian families living in Washinton camp in Bosaso. It was supported...
UN urged to renew rights experts’ term in Ethiopia
Amnesty International has urged the UN to renew the mandate of a team of human rights experts on Ethiopia, which is due to expire at the end of the year, following the release of its most recent report. International Commission of Human Rights Experts on Ethiopia (ICHREE) was set up by the UN Human Rights...
Eight dead as Kenyan military helicopter crashes near Somalia border
A military helicopter crash in Kenya near the border with Somalia has killed at least eight people, officials said Tuesday. It was not immediately clear what caused the crash in the county of Lamu in coastal Kenya. Kenyan defense forces operate in the area to help deter the al-Qaida-linked al-Shabab group, based across the border...
MD Xasan markuu xafiiska joogo xatooyada baahsan maxaa loo arkaa ? !
Muqdisho (Raxamnreeb ) Wakaalada Wararka Reuters ayaa saacado kahor daabacday warbixin dheer oo ay ciwaan uga dhigeen: MIDOWGA YURUB Ayaa Xayiray Deeq Uu Siin Jiray Hey’ada Cuntada Adduunka WFP Somalia, Sababo La Xariira Xatooyo Xad-dhaafa. Ururka Midowga Yurub wuxuu sannadkaan Qasnada Hey’ada WFP ku shubay $7 Million Dollar oo loogu talo-galay in deg-deg loogu caawiyo...