Day: September 19, 2023

Home » Archives for September 19, 2023
Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaale uu siin jiray Soomaaliya – musuq dartiisa
Post

Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaale uu siin jiray Soomaaliya – musuq dartiisa

Muqdisho (Raxamnreeb ) Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP, kadib, markii la shaaciyey Xog ay soo diyaariyeen Baarayaasha QM, loona gudbiyey Xoghayaha Guud ee QM bishii July 7-dii ee sanadkan. Baarayaasha ayaa soo ogaaday inay jirto Xatooyo Baahsan iyo in si...

Post

Climate change impeding fight against AIDS, TB and malaria

LONDON: Climate change and conflict are hitting efforts to tackle three of the world’s deadliest infectious diseases, the head of the Global Fund to Fight AIDS, Tuberculosis and Malaria has warned. International initiatives to fight the diseases have largely recovered after being badly affected by the COVID-19 pandemic, according to the Fund’s 2023 results report...

Post

Exclusive: UN probes pay-for-aid scam in Somalia

A network of Somali landowners, clan leaders, police, and other local authorities have systematically enforced a coercive system of taxes on U.S.-funded aid recipients displaced by drought and conflict, threatening to arrest, beat, or deny life-saving assistance to those who refuse to pay up, according to an independent review commissioned by the United Nations. The revelation,...

DENI ma wuxuu halis galinayaa Puntland ?  – Dood ka jirta GAROOWE
Post

DENI ma wuxuu halis galinayaa Puntland ?  – Dood ka jirta GAROOWE

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa wajahaya eedaymo kaga  imaanaya xubnaha mucaaradka ee loolanka kugula jira doorashooyinka soo socda. Waxa ay ku doodeen xubnaha mucaaradka in Madaxwaynaha maamulkaas uu doonayo inuu maquuniyo siyaasiinta ka aragti duwan isla markaana uu ku jiro sida ay sheegeen damac muddo kororsi ah. Madasha Siyaasadda...

RW Xamze oo Mareykanka kulan kula qaatay Ilhaan Omar
Post

RW Xamze oo Mareykanka kulan kula qaatay Ilhaan Omar

New York (Raxanreeb ) R/Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka oo salaan ugu tagtay R/Wasaaraha. Sidoo kale, Xamze iyo Xildhibaan Ilhaan ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha...

Shiinaha oo 103 diyaaradood u dirtay hawadaTaiwan
Post

Shiinaha oo 103 diyaaradood u dirtay hawadaTaiwan

China (Raxanreeb)  Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda illaa subaxnimadii Isniinta, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Taiwan. Sidoo kale, Wasaaradda ayaa Isniintii u soo jeedisay Shiinaha inuu joojiyo “tallaabooyinka halka dhinac ka socda ee keeni kara burburka”. “Caga-juglaynta milateri ee joogtada ah ee...