Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya saacadba saacadda ka dambeysa dhul-gariirka xooggiisa lagu sheegay 6.8 Magnitude ee ku dhuftay Dalka Morooko ee dhaca Waqooyiga Qaaradda Afrika iyada oo dad badan weli baadi-goobkooda lagu howlan yahay.
Day: September 9, 2023
SNTV iyo Radio Muqdisho : Warbaahin qaran mase warbaahin reereed ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Warbaahinta qaranku waxay ka kooban-tahay: Muuqbaahiye (SNTV) Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, Codbaahiye (Radio) Radio Mogadishu, mareeg (Website), sidoo kale waxa kaaliya Codbaahiye gaar u ah, Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, lana yiraahdo: SNA RADIO (Somali National Army Radio). Warbaahinta qaranku waxay hoostagtaa wasaaradda WARFAAFINTA. Guud ahaan wasaaradda warfaafintuna way laalan tahay oo cidda maamulkeeda sida...
Morocco earthquake: 296 killed as buildings damaged
A strong earthquake of magnitude 6.8 has struck central Morocco, killing at least 296 people, the country’s interior ministry says. The epicentre was in the High Atlas Mountains, 71km (44 miles) south-west of Marrakesh, at a depth of 18.5km, the US Geological Survey said. The quake struck at 23:11 local time (22:11 GMT). There was...
War and drought push Hiran families into IDP camps
Iqro Abdi Farah has been unable to cook a decent meal for her 12 children since June, when they arrived in Raage-Iidle camp on the outskirts of Beledweyne, after fleeing their rural home due to an unforgiving combination of drought and insecurity. She and her 12 children must depend on whatever their relatives and other...
Suspected drone strike kills civilians, extremists in Somalia
A suspected drone strike in central Somalia killed five civilians and three al-Shabaab militants, according to two local leaders, after the fighters sought refuge in a house compound containing a family. Diverging accounts of the incident emerged, with Somalia’s state broadcaster reporting that a woman and two children were killed by a landmine the militants...
US offers $10mn bounty for leads on al-Shabaab leader Ahmed Diriye
The United States government has issued a bounty of up to 10 million dollars for information on the whereabouts of Ahmed Diriye, also known as Ahmed Umar and Abu Ubaidah, a high-ranking member of the Somalia-based Al-Qaeda linked militant group Al-Shabaab. The State Department Rewards for Justice Program issued the notice saying in a statement...
Nin dil arxan daro ah ugeystay labo Wiil oo uu Abti u ahaa
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyey howlo dib u heshiisiin ah oo uu muddo ujoogay gobolka Shabeellada dhexe. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka Warbixiyey shirkii Baarlamaanka Afrika ee looga hadlay siyaasadda Cimilada oo dhawaan lagu qabtay dalka Koofur Afrika. Waxaa...
Maxaa ku riixay Xasan Sheekh inuu dib ugu laabto Galmudug ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud halkaas oo uu ka bilaabi doono wada hadal ku saabsan howlgalada ka dhanka ah Al shabaab. Madaxwayne Xasan Sheekh oo culays kala kulmay beelaha dega Galmudug , taas oo ku riixday inuu Maxaas uu tago isla markaana ka...
Cali Guudlaawe oo wada abaabul ka dhan ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa uu ka billaabay abaabul ciidan oo ka dhan ah ‘AS’ si looga hortago weerarrada lagu qaadayo ciidamada dhawaan ay qabsadeen.