Masu'uliyiinta dalka Maraykanka ayaa ka digaya inay jirto "khatar aad u sarraysa" oo la xidhiidha weeraro ka iman kara argagixiso gudaha ah ama kuwo debedda ah sannadka soo socda. Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin cusub oo ay Khamiistii sii daysay Waaxda Amniga Gudaha ee Maraykanku.
Day: September 16, 2023
Sheikh Shariif “Ummadda Soomaaliyeed waxa ay go’aansadeen in ay cadawga iska dhiciyaan”
Madaxweynihii 7aad ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd ee Soomaaliya Xildhibaan Sariif Sheekh Axmed oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Dalka ayaa sheegay in Ummadda Soomaaliyeed ay u istaagtay sidii ay isaga dhicin lahaayeen Al-Shabaab waa sida uu hadalka u dhigay.
Duqeyno culus oo ka dhacay deegaanka Ceel Lahelay
Faah faahino dheeraadayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn xoogan oo saaka aroortii hore diyaarado dagaal ay ka gaysteen qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya halkaas oo ay ka socdaan dagaallo.
Olole muddo kordhin loogu sameenayo MD Deni oo socda iyo buuq taagan
Garoowe (Raxanreeb) Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Puntland ee u ololaynaya in mudda kordhin loo sameeyo hay’adaha dowladda. Sidoo kale, Xildhibaannada ka tirsan xisbiga Kaah uu hoggaamiyo madaxweyne Siciid Deni ayaa sida la xaqiijinayo muddooyinkii danbe Baarlamaanka ka dhex waday ololaha mudda kordhinta...
Somalia takes lessons from frequent drought
Somalia may have been pummelled by drought for five straight seasons, but officials in Mogadishu say the people here won’t give up yet. And Khadija Mohamed Almakhzoumi, the Federal Minister for Environment and Climate Change said this week the three-year dry weather, sometimes punctuated with sudden floods, has forced her government to relook at its...
Here’s how Somali art will take centre stage for the first time at Nuit Blanche – featuring ancient artifacts dating back 200 years
Nuit Blanche is officially at Toronto’s doorstep and that means residents are gearing up to experience the city through the eyes of multi-talented artists. This year’s theme is Breaking Ground where visionaries are encouraged to explore themes surrounding both innovation and change through curated exhibitions, installations and independent projects by participating cultural institutions. In fact,...
Mastercard Launches Classic and Platinum Debit Cards in Partnership with Amal Bank
Mastercard is launching Classic and Platinum Debit Cards in partnership with Amal Bank, one of the largest banks in Somalia in terms of its branch network and customers. This partnership will grant consumers greater accessibility to Mastercard’s global services, and Amal Bank’s local availability and services. As leaders in technology and payment services, Mastercard and...
Intuu la eg yahay dhaawac Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor ?
Muqdisho (Raxanreeb) Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu dawaynayaa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ka dib dhaawaac ka soo gaaray weerar Al- Shabaab ay ku qaadeen deegaano hoos yimaada Baacaadwayne halkaas oo uu ku sugnaa Qoorqoor Madaxwaynaha ayaa shalay loola soo cararay dhaawaciiisa magaalada Muqdisho , waxaana la sheegayaa in gacanta iyo...
Garoonka diyaaradaha Beledwayne oo khilaaf u xiran
Beledwayne (Raxanreeb )Waxaa maalintii labaad xiran oo hakad ku jira dhamaan adeegyadii duuliimaadyada garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo aysan kasoo dagin wax diyaarad kana duulin, marka laga reebo diyaaradaha adeegyada u keena ciidanka ATMIS ee ku sugan Baledweyne. Waxaa la tilmaamay in xirnaashaha garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne ay la...