Day: September 30, 2023

Home » Archives for September 30, 2023
Madaale oo kafaala qaaday daryeelka xarun lagu xannaaneeyo Gabdhaha agoonta
Post

Madaale oo kafaala qaaday daryeelka xarun lagu xannaaneeyo Gabdhaha agoonta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir Cabdicasiis Cismaan iyo Aggaasime ku xigeenka waaxda  agoonta iyo da’yarta Tabaleysan ee  Gobolka Banaadir Ilhaan Aweys Axmed  ayaa maanta kormeeray School-ka ummu Mu’miniin Caa’isha ee degmada Xamar Weyne oo ah xarun lagu xanaaneeyo islamarkaana wax lagu baro 173-gabdhood oo agoon ah.

Xasan Sheekh & mucaaradka KGS oo ka hadlaya sidii loo tuuri lahaa Laftagareen.
Post

Xasan Sheekh & mucaaradka KGS oo ka hadlaya sidii loo tuuri lahaa Laftagareen.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) In mudda ahba waxaa muuqanayay kulamo siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen kuwaas oo ka kala dhacayay Muqdisho iyo Nairobi. Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa hadda wajahaya cadaadis siyaasadeed oo ka dhashay doorashada maamulka Koonfur Galbeed , taas oo xal wali laga gaarin. Mucaaradka Koonfur  Galbeed ayaa sheegaya...

Waa kuma sarkaal Shabaab ee hubka dibada ugu sii iibin jiray AS ?
Post

Waa kuma sarkaal Shabaab ee hubka dibada ugu sii iibin jiray AS ?

Muqdisho (Raxanreeb )Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo la sheegay in uu ahaa shaqsigii ugu muhiimsanaa ee kooxda Shabaab uga soo iibin jiray dalka dibadiisa hubka iyo waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo ee lagu dhibaatayn jiray shacabka Soomaaliyeed. 28-Jirkan Soomaaliga ah, ayaa waxaa in...

Post

On IDUAI, journalist Bulbul transferred to Mogadishu prison despite charges being dismissed

MOGADISHU – On the occasion of International Day for Universal Access to Information, the Somali Journalists Syndicate (SJS) is alarmed by the forcible transfer of our colleague journalist, Mohamed Ibrahim Bulbul, from Hamar Jajab police station to Mogadishu Central Prison by armed officers affiliated with the Somali police and the national intelligence on Thursday 28 September....

Post

Chinese embassy in Somalia holds Mid-Autumn Festival movie reception

The Chinese Embassy in Somalia on Thursday held a reception in Mogadishu, the capital of Somalia, celebrating the Mid-Autumn Festival by showcasing a Chinese science fiction movie, “Wandering Earth II.” Senior officials from the Somali government, local students, representatives of the Somalia-China Friendship Association and foreign missions in Mogadishu attended the reception and had the...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Ku Riday Xubno Ka Tirsan AS
Post

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Ku Riday Xubno Ka Tirsan AS

Muqdisho (Raxanreeb )Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Anas Cabduqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo  Aadan Mursal MaxamedMacalin (Iidow), kuwaas oo dhowaan kasoo muuqday Maxkamadda, iyaga oo loo heysto ka tirsanaanta Al-shabaab iyo dilal ay geysteen. Labadaan eedeeyasane ayaa Xeer ilaalintu shheegtay in loo heystay dilal ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhinaceeda ee...

AU oo go’aan la yaab leh ka soo saaray ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya
Post

AU oo go’aan la yaab leh ka soo saaray ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilood ah sababo farsamo loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciimadama ATMIS. Waddamadan, oo qoraal rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa sheegay inay taageero u...

Post

Somalia arrests suspected al-Shabab arms sealer

WASHINGTON — Somali security forces on Friday arrested a man believed to be one of the country’s main illegal arms dealers suspected of supplying weapons to al-Shabab militants. Zakariya Kamal, who is accused by Somali authorities of conspiracy to provide weapons, material support or resources to al-Shabab, a designated terrorist organization, was arrested in the...