Taiwan ayaa daaha ka rogtay Gujiskii ugu horeeyay ee ay samaysato, iyadoo doonaysa inay ka hortagto awooda bada ee Shiinaha oo sii kordheysa.
Day: September 28, 2023
Dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo taageeray codsigii Xasan Sheekh
Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsgii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilod ah sababo farsamo loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciimadama ATMIS, sida ay xaqiijisay VOA.
FAAHFAAHIN : Inta uu la eg- yahay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Hiiraan.
Buulaburde (Raxanreeb ) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo maanta oo khamiis ah ka dhacay degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan. Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay inta badan degmada Buulo Burde ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey, waxaana uu ka dhacay Suuqa degmadaas. Ugu yaraan illaa 8 qof...
Bulbul oo NISA & ay ka kaxeeysay halkii uu ku xirnaa – halkee lala aaday ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa ogaatay in Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha SJS Mohamed Ibrahim Bulbul laga kexeeyay Saldhigga Booliska Xamar Jajab oo lagu hayey maalmahaan. Askar hubeysan oo la sheegay inay booliska iyo NISA ka tirsan yihiin ayaana u kexeeyay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Waxaa xusid mudan in Isniintii 25...
Qatar Airways executive says invasive gynecological examinations of passengers won’t be repeated
A senior Qatar Airways executive told an Australian Senate inquiry on Wednesday there would be no repeat of an incident at Doha’s international airport in 2020 in which female passengers were subjected to invasive gynecological examinations. Australian Transport Minister Catherine King said three weeks ago that the examinations of 13 Australian women who had boarded...
DENI oo shirar kala duwan ka wada Nairobi – UJEEDKA , shirarkaas
Nairobi (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo gooni goobi ah sida ay sheegayaan xogaha aan helayno. Madaxwayne Saciid Deni ayaa lagu soo waramayaa in kulamadan inta badan uu diirada ku saarayo arimo la xiriira doorashooyinka fooda ku ku soo haya ee Puntland iyo...
Sarkaal ajinabi oo Daacish ah oo lagu soo bandhigay Puntland
Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidanka maamul Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno loo haysto in ay ka mid yihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta buuraha Galgala ee gobolka Bari. Howlgal ay ciidanka ay fuliyeen fuliyeen ayay ku soo qabteen shaqsiyaad Ajaaniib ahaa oo laamaha amniga ay sheegeen in ay yihiin Daacish ka – barbar dagaalamayay kuwa...
Wiilal walaalo ah oo sabab la yaab leh dil u gaystay
Nairobi (Raxanreeb ) Booliska Mbeere South, ee ismaamulka Embu ee dalka Kenya, ayaa gacanta ku haya labo wiil oo walaalo ah oo da’doodu tahay 19 iyo 30 jir, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay garaacis ku dileen nin ay hoyadood xiriir jaceyl kala dhaxeeyay, tuulada Itherembu, ee deegaanka Mariari. Taliyaha Boliska Koonfurta Mbeere Harrison Njuguna...
Mareykanka oo Isra’il u ogolaaday in Visa la’aan tagi karaan Mareykanka
New York (Raxanreeb) – Maraykanka ayaa markii ugu horraysay shaaciyey inuu u ogolaanayo Israa’iil inay qayb ka noqoto dalalka ay muwaadiniintoodu sida VISA la’aanta ah ku iman karaan Maraykanka waxaana tallaabadani ay u sahlaysaa in dadka haysta dhalashada Israa’iil ay dalka Maraykanka iman karaan, iyaga oo aan dalban wax dal-ku-gal ah, joogina karaan illaa 90 maalmood....
Xukun lagu riday maanta masuuliyiin iyo saraakiil u xirnaa Musuq maasuq
Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan oo xabsi ah ku riday qaar kamid ah masuuliyiintii iyo saraakiishii lagu helay in ay galeen eedeymo musuq maasuq. Sidoo kale Maxkamada ayaa dib xoriyadooda u siisay xubno kale oo la sheegay in lagu waayay wax eed ah oo la xiriirta musuq – kuwaas oo...