London (Raxanreeb ) Sida ay xaqiijiyeen qoyskiisu waxa magaalada London ku geeriyooday Fannaankii weynaa ee Axmed Naaji Sacad. Axmed Naaji Sacad oo inta badan magaciisa marka la sheegayo la raaciyo Ustaad Axmed Naaji, sannadkii 1939kii ayuu ku dhashay degmada Shibis ee Muqdisho oo xilligaas la odhan jiray Billaajo. Axmed Naaji oo ahaa ilmaha labaad ee...
Day: September 4, 2023
Shabaab oo weerar ku bilaabay goobii laga saaray ee Sh. Dhexe
Aadan Yabaal(Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in weerar ay qaadeen deegaanka Daarul- Nimca ee gobolka Shabeelaha Dhexe halkaas oo laga saaray dhawaan kooxda Al- Shabaab. Weerarkan ayaa dhacay maalin cad waxaana la sheegay in labada dhinac uu soo gaaray khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa yimid...
Raysal Wasaaraha Israa’iil oo amar ku bixiyay in la tarxiilo dad Afrikaan ah
Israa'iil ayaa ka fiirsanaysa tillaabooyin adag oo ay ku jiraan in si degdeg ah loo masaafuriyo magan-galyo-doonka Eritrea ee ku lug lahaa rabshadihii ka dhacay Tel Aviv Sabtidii.
Jeneraalkii ina adeerkii xilka ka turay oo loo dhaarinayo maanta madaxweynaha Gabon
Madaxa militariga ee Gabon, Jeneraal Brice Oligui Nguema, ayaa lagu wadaa in loo dhaariyo xilka madaxweynaha ku meel gaarka ah ee dalkaasi.
HADAL-HAYN : Madaale miyuu shaqaallaha dhacayaa ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Hadal si aad ah u dhibsadeen dadka badan oo ku nool magaaalada Muqdisho ayuu ka jeedayay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho meel fagaara ah oo ku taala magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Guddoomiyaha in bishan September 2023 mushaarka shaqaalaha dowladda hoose ay ugu deeqeen ciidanka Dowladda ee howlgalka kala...
Wasiirka Batroolka DF muxuu ka yiri xoreeyntii Al-Shabaab ee HirShabeelle
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in dagaallada ka dhanka ah ‘AS’ ee Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle wax badan laga bartay.
HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo gurtay degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee Galmudug ,halkaa soo ay hore ugu saareen kooxda Al- Shabaab. Ceelbuur waxa ay ka mid ahayd meelaha isha aad loogu hayay ee ay ku sugnayeen hoggaamiyaasha kooxda Al- Shabaaab ee dowladda ay aad u doon-doonaysay iyo saxiibada kale...