Day: September 13, 2023

Home » Archives for September 13, 2023
Golaha SSC oo kudhawaaqay in ey magacaabeen 9 Xoghaye
Post

Golaha SSC oo kudhawaaqay in ey magacaabeen 9 Xoghaye

Laascaanood (Raxanreeb) – Maamulka cusub ee Khaatumo State ee dhawwaan lagu dhisay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku dhawaaqay sagaal xoghaye oo noqonaya golaha fulinta ee maamulka SSC-Khaatumo. Sidoo kale, hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa qoraal uu soo saaray ku dhawaaqay sagaalka xubnood ee noqonaya golaha fulinta maamulka Khaatumo...

Axmed Karaash oo baaq ku aadan SSC- Khaatumo udiray dowladda Somalia
Post

Axmed Karaash oo baaq ku aadan SSC- Khaatumo udiray dowladda Somalia

Garoowe (Raxanreeb) – Madaxwayne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay magacaabista xoghayaasha cusub ee maamulka Khaatumo ee xalay lagu dhawaaqay. Sidoo kale, Axmed Karaash ayaa sheegay isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca maamulka  Puntland uu soo dhaweenayo hambalyana u dirayo xoghayayaasha cusub ee golaha fulinta SSC-Khaatumo. Dhanka...

Post

First school year underway at St. Paul’s new East African Magnet School

ST. PAUL, Minn. — Tuesday marks one week since St. Paul’s new East African Magnet School officially opened its doors to hundreds of students. The school is now home to students pre-K through fifth grade and focuses on the cultures and languages of East Africa, specifically the countries of Dijbouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan,...

ATMIS oo war kasoo saartay dhacdadii kadhacday Albaabka hore ee Xalane
Post

ATMIS oo war kasoo saartay dhacdadii kadhacday Albaabka hore ee Xalane

Muqdisho (Raxanreeb )War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday albaabka laga galo xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ATMIS. Sidoo kale, ATMIS ayaa qoraalka ay soo saareen ku sheegay in nin toorey watay uu damcay in uu xoog...

MUQDISHO oo ku waabariistay qaraxyo ismiidaamin ah
Post

MUQDISHO oo ku waabariistay qaraxyo ismiidaamin ah

Muqdisho (Raxanreeb ) Baabuur  ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa  lagu weeraray maanta oo Arbaca ah  xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin  degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan lagu dhuftay bar-koontarool oo ay ciidamada dowladda, gaar ahan kuwa Boolis Milataro ku leeyihiin halkaasi, waxaana goobta laga maqlay rasaas. Dadka deegaanka ayaa...