Hoggaamiyaha milateriga oo xilka madaxweynaha ee Gabon loo dhaariyey
Day: September 5, 2023
Marwada Koowaad ee Maraykanka oo laga helay COVID-19
Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkan Maraykanka ayaa Isniintii sheegay in marwada koowaad Jill Biden in laga helay cudurka COVID-19.
WARBIXIN | Amniga Xasan Sheekh oo loo baqayo ka dib Maxaas maxaa xiga ?
Maxaas (Raxanreeb ) Howlgalka wajiga labaad ee madaxwaynaha uu sheegay inuu horkacayo waxaa la saadaalinayaa inuu ku dhaw yahay fashil inuu ku yimaado sida qubarada amniga ay sheegayaan. Madaxaynaha inta uu ku sugnaa Galmudug waxaa jiray khilaaf ka dhashay hoggaaminta ciidanka kaas oo intiisa badan uu dhaxmaray Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka. Banaanka...
Putin iyo Kim oo qorsheynaya kulan ay kaga hadli doonaan arrin xasaasi ah
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka si uu ula kulmo madaxweyne Vladimir Putin, sida uu sarkaal Mareykan ah u sheegay warbaahinta wada shaqeynta la leh BBC-da ee CBS.
Saraakiil sarsare iyo ciidamo loosoo qabtay dilka dibadbaxayaal loogu geystay Kongo
Laba sarkaal oo sare oo ka tirsan militariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyay in ay amreen in awood wax lagu dilo loo adeegsado dibadbax la mamnuucay.
DEG-DEG : MD Xasan Sheekh oo ka badbaaday isku day DIL
Maxaas (Raxanreeb ) Wararka laga helayo degmada Maxaas eee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay qarax aad u xooga badan halkaas oo u ku sugan yahay MD Xasan Sheekh Maxamuud. Sida wararka ay sheegayaan gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagaga hortagay bar kantarool oo ku taala degmada Maxaas halkaas...
Growing influence of Brics in East Africa through arms race
Countries. Yet, new details show that arms supply is just as much the bloc’s area of specialisation, to eastern African countries. The Brics arms race, it turns out, is already playing out in eastern Africa as new data indicates that in 2021 and 2022, Uganda and Rwanda were the biggest importers of Russian arms, while...
Alert: SJS colleague Mohamed Bulbul’s phone devices compromised during incommunicado detention
he Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses profound concern over the apparent compromise of SJS Secretary of Information and Human Rights, Mohamed Ibrahim Bulbul’s phone devices, a matter that has recently come to our attention. Since his unlawful detention on 17 August, 2023, plain-clothed national intelligence officers confiscated Bulbul’s devices. Officers from the police Criminal Investigation Department (CID) had requested...
Waare ‘’Hawiye daacad kama ah dagaalka ka dhanka AS‘’
Nairobi (Raxanreeb ) Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn culus u jeediyay wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur, isagoo ku eedeeyay inuu sabab u ahaa askartii iyo saraakiishii lagu laayay weeraradii Shabaab ay ku galeen magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne. Waare wuxuu sidoo kale sheegay in...
Dowladda Somalia oo amar kusoo rogtay diyaaradaha qaada Cargo-ga.
Muqdisho (Raxanreeb ) Muran xooggan ayaa ka taagan guraha garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho sida ay ku warameen dad ku sugan Garoonka oo aan la hadalnay. Dowladda ayaa la sheegay in diyaaradaha qaada alaabaha cargo-ga ay kusoo rogtay bixinta lacag dheeraad ah, waxa ayna taasi sababtay in shirkadaha diyaaradaha ka biyo...