Camaara (Raxanreeb) Ciidanka dowladda iyo shacabka hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta magaalada Camaara ee gobolka Mudug. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada ayaa dhowr jiho ka weeraray magaalada Camaara oo hadda aheyd xarunta ugu weyn ee kooxda Al Shabaab ka joogeen gobolka Mudug, kaddib markii maalin kahor...
Day: September 18, 2023
Warqad Laguu Jarey Kama Tarjumi Karto Jinsiyaddaada iyo waxa aad tahay!
Muqdisho (Raxanreeb) Warqad kii bixiyey kaala laaban karo iyo jinsiyadda shaqsiga ama muwaadinnimadu iskuma xirna. Soomaalidu hore ayey jaha wareer ugu jirtey, waxaase hadda muuqaneysa in mid cusub la dhex geynayo, kaas oo khatar ku noqon kara jiritaanka Jamhuuriyadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed. La yaab ayey igu noqotey, in Madaxweynaha kooxda Villa Somalia uu warbaahinta...
Shir u dhaxeeya hay’adaha gargaarka iyo Puntland oo ka qabsoomay Garoowe
Garoowe (Raxanreeb) Ku-simaha Madaxweynaha, isla markaana ah Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shir guddoomiyey shirka Hay’addaha caalamiga ah iyo kaas oo ka qabsoomay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Shirweynaha u dhexeeya Hay’addaha Caalamiga ee daneeya Arrimaha Soomaaliya iyo hay’addaha Dowladda Puntland ayaa ujeedkiisu ahaa 4 qodob oo kala ah. 1. Wacyi-gelinta xaaladaha bini’aadantinimo...
Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay
Afgooye (Raxanreeb) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii deegaanka Mareeray ee Shabeellaha hoose. Guddoomiye ku xigeenkii Deegaanka Mareerey ee Degmada Afgooye Cali Cumar ayaa la kacday gaarigiisa miino la galiyay wadada dhinaceeda. Waxaa lagu soo waramayaa in sidoo kale...
Boqollaal taageerayaasha mucaaradka Eritrea ah oo lagu xiray Jarmalka
Illaa 228 ka mid ah taageerayaasha mucaaradka Eritrea ayaa lagu xiray Jarmalka kadib markii ay isku dhaceen booliska, magaalada koonfureed ee Stuttgart, waxaa sidaas sheegay booliska.
Itoobiya oo ka jawaabtay sheegashada Al-Shabaab kadib dagaalkii Bakool
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay sheegashooyinka kooxda Al-Shabaab kadib dagaal ciidankeeda iyo maleeshiyada shalay ku dhex-maray gobolka Bakool ee koonfur-galbeed Soomaaliya.
Nin ku hubeysan oo dhac ka geytay Garoowe oo gacanta lagu dhigay
Garoowe (Raxanreeb) Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo muuqaalkiisa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn loogu baahiyay. Sidoo kale, shaqsigan hubeysan ee ciidamada xireen ayaa waxaa muuqaalkiisa duubay kaamirada CCTV , isaga oo si xoog ah iyo qoray caaradiisa kaalin shidaal gaari uu watay...
Gorfeynta Buugga Taariikhda Madaxweyne Aadan Cadde
Magaca Buugga: President Aden Abdulla-His Life and Legacy Qore: Mohamed Issa Trunji Cadadka: 224 bog AHN Madaxwayne Adan Cabdulle waxaa uu ku jiraa dadka dhifta ah ee taariikhdu sida wacan u maamuustay kuna sharaftay inuu ahaa halyay dalkiisa iyo dadkiisa wixii uu tari karay ka gaystay. Madaxwayne Adan wuxuu ku dhashay tuulada Ceel Qurun oo...
Italian PM warns migration an issue for all of Europe on Lampedusa visit
Italy’s prime minister has said that European countries must work together “to stop departures [from Africa]” and swiftly deport those turned down for asylum, who she said “threaten the future of Europe”, after thousands of people seeking refuge arrived on Lampedusa in the last week. Giorgia Meloni toured the tiny Sicilian island, which for years...
Morocco rejects French foreign minister’s comments that Macron will visit
Morocco rejected on Saturday remarks by French Foreign Minister Catherina Colonna who siad President Emmanuel Macron will visit Morocco. A government official said Macron has neither an agenda nor a planned visit to Morocco, according to the Moroccan official news agency, MAP. “I am surprised that the French foreign minister has taken such a unilateral...