Beledwayne (Raxanreeb )Waxaa maalintii labaad xiran oo hakad ku jira dhamaan adeegyadii duuliimaadyada garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo aysan kasoo dagin wax diyaarad kana duulin, marka laga reebo diyaaradaha adeegyada u keena ciidanka ATMIS ee ku sugan Baledweyne. Waxaa la tilmaamay in xirnaashaha garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne ay la...
Month: September 2023
Somali officials discuss aid projects with KSrelief staff
RIYADH: A delegation from Somalia visited the headquarters of the King Salman Humanitarian Aid and Relief Center (KSrelief) in Riyadh, states news agency SPA reported. Leading the delegation, chairman of the Foreign Affairs Committee of Somalia’s House of the People Abdillahi Bidhan Warsame met with Salah Al-Mazrou, KSrelief’s assistant supervisor general for financial and administrative...
Somalia’s Galmudug President escapes unhurt, lawmakers injured in car bomb in Mudug region
A suicide car bomb killed several people and wounded others, including two Somali federal lawmakers in the Mudug region on Friday morning, officials confirmed. The car bomb targeted a camp in the frontline village of Laas-Gacmey, situated between the Wisil and Ba’adweyne districts, where the Galmudug President, parliamentarians, and other officials were staying. The commander...
China calls for lifting of unilateral sanctions to improve humanitarian work
A Chinese envoy on Thursday called for the lifting of illegal unilateral sanctions so as to improve international humanitarian work. It is worth noting that illegal unilateral sanctions severely affect the ability of the public sector of the countries concerned to provide basic services such as education and food supply, and interfere with the private...
US gave ‘Remote’ help to Somali military operation that killed civilians
The U.S. military acknowledged providing assistance to a Somali government operation against al-Shabab leaders last week in which five civilians died. A spokesperson for the U.S. military’s Africa Command, known as AFRICOM, said the U.S. forces didn’t accompany Somali forces during the operation but assisted them remotely The U.S. “did not conduct airstrikes during or...
Qoorqoor iyo senatoro ka badbaadin dil la soo maleegay+khasaraha la ogyahay
Wisil (Raxanreeb ) Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dad ku sugan Wisil ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid xoogan, islamarkana lagu weraray goob ay ku sugnaayeen madaxweynaha Galmudug, saraakiil ka tirsan qaybaha ciidamada, iyo xildhibano ka tirsan...
Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Koonfur Afrika & Sucuudiga
Muqdisho (Raxanreeb) — Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah, laguna ansixiyay heshiisyo cusub oo ay soo gashay dowladdu.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun adag ku riday xubno ka tirsan Al-Shabaab
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday laba wiil dhalinyaro ah oo lagu helay inay la shaqeynayeen kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo maxkamadeyntooda soo socotay muddo fog.
Danelo Cavalcante oo 18 maalmood ka dhuumanayay Ciidamada Mareykanka oo Eey soo qabtay
Maxbuuskii baxsadka ahaa ee Danelo Cavalcante ayaa la qabtay ka dib ku dhawaad laba toddobaad oo uu baxsad ahaa. Gacan-ku-dhiiglahan ayaa la raad-gurayay ka hor inta aysan isku hareereyn koox xeeladaysan oo ka tirsan Ilaalada Xuduuduhu abbaare 8-dii subaxnimo ee Arbacadii.
Wefdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Laascaanood +UJEEDKA
Laascaanood (Raxanreeb ) ilaa 40 xubnood oo isugu jira wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wafdigan oo ah kii ugu ballaarnaa oo tega gudaha Laascaanood ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Jaamac Xasan Khaliif iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha...





